Shirkada Dalxiiska Sacaadadiin Tourism Agency

Shirkada Dalxiiska Sacaadadiin Tourism Agency Shirkada kuu fududaynaysa in aad si fudud ku tagi kartid Dhamaan Jazeeradaha iyo Anzaar qadmiinka.

𝐂 𝐈 𝐈 𝐃  𝐌 𝐔 𝐁 𝐀 𝐑 𝐀 𝐊. 🥰 day two  Asxaabta sharafta badan Qaraabada iyo ehelkaba meelkastod joogtan farxad ku ciida
31/03/2025

𝐂 𝐈 𝐈 𝐃 𝐌 𝐔 𝐁 𝐀 𝐑 𝐀 𝐊. 🥰 day two
Asxaabta sharafta badan Qaraabada iyo ehelkaba meelkastod joogtan farxad ku ciida

26/04/2024

Muuqaalka dalxiisayashii jasiirada sacadadiin ⛱️
🎬 Dear Studio Production

Saylac : Jaziirada Sacadadiin
24/04/2024

Saylac : Jaziirada Sacadadiin

14/04/2024

Dear studio waay ku mahad sanyihiin muuqalka qurxoon ee ay noo soo duuben xeebta jaziirada sacadiin ee Saylac

Happy Eid! Happy Eid al-Fitr-O Allah accept us, Amen -
10/04/2024

Happy Eid! Happy Eid al-Fitr
-O Allah accept us, Amen -

09/04/2024

Hambalyo Ciid Mubarik
تقبل الله منا ومنكم صالح الأعمال

Waxaan Hambalyo ku saabsan Ciidal Fitri-ga uu Diraya Dhamaan Shacbiga Jamhuuriyadda Somaliland iyo family ga qaali milkastoy joogan

iyo Dhamaan Umaddaha Islaamka ee Calaamka ku Nool Ilahay haynaga Aqbalo Acmaashi Bisha Ramadaan ee Barakaysaynayd Isla markaana Caafimad qab ilahay haynagu Gaadhsiyo Sanadka Sanadkisa .

Eid Mubarik عيد مبارك❣

CURASHADA :caawa ee bishan barakaysan ee Soon ama Ramadaan darteed, waxa aan hambalyo balaadhan & tahniyad sare hawada u...
10/03/2024

CURASHADA :caawa ee bishan barakaysan ee Soon ama Ramadaan darteed, waxa aan hambalyo balaadhan & tahniyad sare hawada u marinayaa dhammaan Muslimiinta dunida ku nool, si gaar ahaanna Family ga meel kasta oo ay dunida daafaheeda ka joogaan.

ALLAH waxa aan weydiisaneynaa in uu ina siiyo bishan kheyrka qabta barakadeeda, isla markaana ina waafajiyo cibaado suuban, wanaag is-faris, isu naxariisasho dhexdeenna ah, gaar ahaanna masaakiinta, danyarta, inta hayntoodu yar tahay, dadka xanuusan , waayeelka jilicsan, & agoonteenna.

03/03/2024

Meeshani waa halkee baad u malayn bal qaybta hoose nagula wadag comment

💍Hambalyo  Hambalyo Farxadeed                                          :    Meher wacan 🥰‎ﺑﺎﺭﻙ ﺍﻟﻠﻪ ﻟﻜﻤﺎ ﻭﺑﺎﺭﻙ ﻋﻠﻴﻜﻤﺎ ﻭﺟ...
29/02/2024

💍Hambalyo Hambalyo Farxadeed


: Meher wacan 🥰

‎ﺑﺎﺭﻙ ﺍﻟﻠﻪ ﻟﻜﻤﺎ ﻭﺑﺎﺭﻙ ﻋﻠﻴﻜﻤﺎ ﻭﺟﻤﻊ ﺑﻴﻨﻜﻤﺎ ﺑﺎﻟﺨﻴﺮ
𝐰𝐚𝐱𝐚𝐚𝐧 𝐡𝐚𝐦𝐛𝐚𝐥𝐲𝐨 𝐟𝐚𝐫𝐱𝐚𝐝𝐞𝐞𝐝 𝐨𝐨 𝐚𝐚𝐧 𝐪𝐨𝐫𝐚𝐚𝐥
𝐋𝐚𝐠𝐮 𝐬𝐨𝐨 𝐤𝐨𝐨𝐛𝐢 𝐤𝐚𝐫𝐢𝐧 𝐡𝐚𝐥k𝐚𝐧 𝐮𝐠𝐚 𝐝𝐢𝐫𝐚𝐲𝐚𝐚
Walashay: Samiira Maxamed Faahiye & Seedigay Ibrahim Maxamed Cali oo Maanta meherkoodu ka dhay magalada Borama hotel Rays 29/2/2024💓💓

‎ﺑﺎﺭﻙ ﺍﻟﻠﻪ ﻟﻜﻤﺎ ﻭﺑﺎﺭﻙ ﻋﻠﻴﻜﻤﺎ ﻭﺟﻤﻊ ﺑﻴﻨﻜﻤﺎ ﺑﺎﻟﺨﻴﺮ

10/02/2024

BADEENU WACANAA ❣🚤

04/02/2024

Meeshan qurxoon magaceeda ayaa la iska raba ee dalxiiska ku wacan ❣

Address

Near Saylac Moyar
Saylac
00252

Telephone

+252634693160

Website

Alerts

Be the first to know and let us send you an email when Shirkada Dalxiiska Sacaadadiin Tourism Agency posts news and promotions. Your email address will not be used for any other purpose, and you can unsubscribe at any time.

Share

Category