Galool travel agency

  • Home
  • Galool travel agency

Galool travel agency Contact information, map and directions, contact form, opening hours, services, ratings, photos, videos and announcements from Galool travel agency, Travel Company, .

Nabiga (NNKH) wuxuu yiri: “Maalinta ugu wanaagsan maalmahiina waa Maalinta Jimcaha, waxaa la abuuray Aadam (cs), waxaana...
04/10/2024

Nabiga (NNKH) wuxuu yiri: “Maalinta ugu wanaagsan maalmahiina waa Maalinta Jimcaha, waxaa la abuuray Aadam (cs), waxaana la oofsaday maalintaas (geeridiisa), iyo maalinta nafinta (garaaca qiyaame). Haddaba ku badsha agtiina ku salintayda maalintaas maxaa yeelay salaantiinna waa la i tusin doonaa.”. (Sunan Abi Daud)

Nabiga (NNKH) wuxuu yiri: “Jimcahan waa maalin ciid ah oo Eebe (SWT) u sameeyey muslimiinta”. (Saxiix Ibn Majah)
27/09/2024

Nabiga (NNKH) wuxuu yiri: “Jimcahan waa maalin ciid ah oo Eebe (SWT) u sameeyey muslimiinta”. (Saxiix Ibn Majah)

Happy World Tourism DayNagala so xariirWhatsApp: +252611141474Baraha Bulshada:
27/09/2024

Happy World Tourism Day
Nagala so xariir
WhatsApp: +252611141474
Baraha Bulshada:

Nagala so xariir WhatsApp: +252611141474 Baraha Bulshada:
22/09/2024

Nagala so xariir WhatsApp: +252611141474
Baraha Bulshada:

Nabiga (NNKH) wuxu yiri: "Qofkii yimaadda masaajidka maalinta Jimcaha marka imaamku khudbada jeedinayo, ha tukado laba r...
20/09/2024

Nabiga (NNKH) wuxu yiri: "Qofkii yimaadda masaajidka maalinta Jimcaha marka imaamku khudbada jeedinayo, ha tukado laba rakcadood." (Saxiix Al-Bukhari)

Nagala so xariirWhatsApp: +252611141474Baraha Bulshada:
18/09/2024

Nagala so xariir
WhatsApp: +252611141474
Baraha Bulshada:

Galool Travel Agency waxay si dhaqsi ah kugu so saareysaa Visa KenyaNagala so xariirWhatsApp: +252611141474Baraha Bulsha...
15/09/2024

Galool Travel Agency waxay si dhaqsi ah kugu so saareysaa Visa Kenya
Nagala so xariir
WhatsApp: +252611141474
Baraha Bulshada:

Nabigu (NNKH) wuxuu yiri: Qofkii ka taga saddex Jimco isagoon daryeelin, Eebe wuxuu daboolayaa qalbigiisa. (Sunan Al-tir...
13/09/2024

Nabigu (NNKH) wuxuu yiri: Qofkii ka taga saddex Jimco isagoon daryeelin, Eebe wuxuu daboolayaa qalbigiisa. (Sunan Al-tirmidi)

Address


Telephone

+252610952727

Website

Alerts

Be the first to know and let us send you an email when Galool travel agency posts news and promotions. Your email address will not be used for any other purpose, and you can unsubscribe at any time.

Contact The Business

Send a message to Galool travel agency:

Shortcuts

  • Address
  • Telephone
  • Alerts
  • Contact The Business
  • Claim ownership or report listing
  • Want your business to be the top-listed Travel Agency?

Share