05/05/2026
Waxaan ka cudur daaraneynaa dib u dhaca ku yimid soo bandhigista natiijadan, taas oo ay sabab u ahayd cilad farsamo oo ku timid page-ka. π
waxaan si gaar ah ugu hambalyeynaynaa Mushtaaq Ducaale oo ku guulaysaty saadaalinta natiijada ciyaartii xiisaha lahayd ee Manchester City vs Arsenal. β½π₯
vs