Appu Travel Agency

Appu Travel Agency Appu Travel Agency for Visa And Tickets with cheap costs

Waxaa goordhow furmay Lottery-ga Maraykanka ee loo yaqaan Green card lottery oo aad nasiib u yeelan karto inaad aado dal...
06/10/2022

Waxaa goordhow furmay Lottery-ga Maraykanka ee loo yaqaan Green card lottery oo aad nasiib u yeelan karto inaad aado dalka Mareykanka

Sanad walba dalka Maraykanka waxa uu furaa codsi dadyowga caalamka ay ku xaraysan karaan inay ku noolaadaan oo ka shaqaystaan Maraykanka iyagoo helaya Green cardka si bilaash ah.

Waxaa sanadkaan la qaadan doonaa 55K oo qof oo dadka xareysan doona kamid ah, Soomaali badan ayaana sanad walba nasiib u yeelata.

Shuruudaha sanadkaan waala fududeeyay, wax Baasaboor ah lagaagama baahna. Sawirkaaga iyo ugu yaraan shahaadada iskoolka sare ayaa lagaa rabaa ama wixii kasii badan. Waxaadna ka xareysan kartaa webka wasaaradda arimaha dibbadda Mareykanka.

Appu Travel Agency waxay kaa caawinaysaa xaraynta waqtigaa nasiibka Mareekanka.
Haddaba ka faaideyso jaaniskan sanad walba mar so baxo.

Nasiib wacan.

Big OffersHalkaan waxaa kugu diyaar ah Visa/ Dal ku galka waddanka Uganda iyo Tickets-kabaWaxa kaloo kuu diyaar ah Taxi ...
25/08/2022

Big Offers
Halkaan waxaa kugu diyaar ah Visa/ Dal ku galka waddanka Uganda iyo Tickets-kaba
Waxa kaloo kuu diyaar ah Taxi free ah Airport-ka illaa xaafadada ama qofka aad ku degi rabtid xaafadisa
Qiimuhuna waa mid iska macquul ah ku raali gelinayaa
Wixii faahfaahin dheeri ah numberkaas hoose nagala so xiriir
Hbbi come to Uganda 🇺🇬

Dadka Somalia ku maqan ama waddamada kale jiraan waxaan u sheegayaa in Tira koobka qaxootiga e waddanka Uganda uu yhy 29...
24/08/2022

Dadka Somalia ku maqan ama waddamada kale jiraan waxaan u sheegayaa in Tira koobka qaxootiga e waddanka Uganda uu yhy 29-Aug-2022. Hadaba waa inaad dhakhso imaadaa waddanka. Appu Travel Agency waxay kuu diyaarin doontaa Visahaga, Ticket-kaga iyo gaariga Airport-ka kaa so qaadi lahaa.
Wixii faahfaahin kale ah ka wac Numberkan +256741303272 ama fariin qoraaleed Whatsapp.
Mhdsanid

Ascww Ku so dhowow Appu Travel AgencySidaad la socotaanbo bisha nagu so aadan waxaa la sheegayaa in mari doono Tiro koob...
02/07/2022

Ascww
Ku so dhowow Appu Travel Agency
Sidaad la socotaanbo bisha nagu so aadan waxaa la sheegayaa in mari doono Tiro koobka Qaxootiga ku nool Dalka Uganda
Hay'adda u qaabilsan arrimaha qaxootiga ayaa shaacisay in bisha August uu bilaawanayo tiro koobka qaxootiga ku nool dalka Uganda
Hadaba hadii aad ka mid thy dadka process-ka sugaaya ama haysta Refugee ID aadna ka maqan thy dalka Uganda waa inaad imaataa si aad ugu qayb gasho tiro koobkaas
Hadaba Shirkada Appu Travel Agency waxay idinka caawin doontaa dhanka Visaha iyo Tickets-ka weliba qiimo jaban
Mahadsanidiin

Visa Application and Ticketing30% Discount Welcome with open hands
02/06/2022

Visa Application and Ticketing
30% Discount
Welcome with open hands

Welcome to my new page
10/01/2022

Welcome to my new page

Address

Kazaato Zone
Kampala
256

Opening Hours

Monday 00:00 - 12:00
Tuesday 00:00 - 12:00
Wednesday 00:00 - 12:00
Thursday 00:00 - 12:00
Friday 00:00 - 12:00

Telephone

+256741303272

Website

Alerts

Be the first to know and let us send you an email when Appu Travel Agency posts news and promotions. Your email address will not be used for any other purpose, and you can unsubscribe at any time.

Share

Category