Atlas Horn Travel Agency, AHTA

  • Home
  • Atlas Horn Travel Agency, AHTA

Atlas Horn Travel Agency, AHTA Explore the world with us where your dream destinations become reality.

🇰🇪 FIISADA KENYA – ADEEG DEGDEG AHHadda Waa La Helayaa!Laga bilaabo maanta,  Atlas Horn Travel Agency, AHTA waxay bixine...
09/02/2026

🇰🇪 FIISADA KENYA – ADEEG DEGDEG AH
Hadda Waa La Helayaa!
Laga bilaabo maanta, Atlas Horn Travel Agency, AHTA waxay bixineysaa fiisada Kenya si degdeg ah oo la isku halayn karo, qiimo gaaraya #$190 kaliya.

⏱️ Waqtiga Diyaarinta:
✅ Ilaa 25 Saacadood oo Kaliya

🎯 Maxaad Noo Dooranaysaa?
• Adeeg degdeg ah
• Kalsooni iyo sumcad wanaagsan
• Taageero xirfadeed
• Qiimo jaban & adeeg la isku halayn karo

✈️ Codso Maanta, Kuna Safar Kalsooni!

📞 Nala Soo Xiriir
Horn Atlas Travel Agency
+252 619 50 85 80
[email protected]

https://wa.me/message/32E3FZHL5RXPA1

Ku Soo Dhawoow Atlas Horn Travel Agency! ✈️Waxaan ku faraxsanahay inaan idinku soo dhaweyno dhammaan macaamiisheena cusu...
07/02/2026

Ku Soo Dhawoow Atlas Horn Travel Agency! ✈️

Waxaan ku faraxsanahay inaan idinku soo dhaweyno dhammaan macaamiisheena cusub iyo kuwa horeba. Atlas Horn Travel Agency, AHTA waa meesha ugu habboon ee aad ka heli karto adeeg safar oo hufan, fudud, isla markaana kalsooni leh.
Maxaad ka filan kartaa Atlas Horn Travel Agency?

✅ Xulashooyin safar oo kala duwan
✅ Adeeg hufan oo degdeg ah
✅ La-talinta safarkaaga si xirfad leh
✅ Qiimo tartan iyo raaxo safar oo gaar ah

Ha sugin! Nala soo safar maanta, oo aan ka dhigno safarkaaga mid xusuus leh.
Atlas Horn Travel Agency Safarkaaga, Halkaan ayuu ka bilaabmaa!

Nagala so xiriiira

+252618919152

[email protected]

Address

Mogadishu, Somalia

Alerts

Be the first to know and let us send you an email when Atlas Horn Travel Agency, AHTA posts news and promotions. Your email address will not be used for any other purpose, and you can unsubscribe at any time.

Contact The Business

Send a message to Atlas Horn Travel Agency, AHTA:

  • Want your business to be the top-listed Travel Agency?

Share