Dabcad Travel & Visa Agency

Dabcad Travel & Visa Agency Dabcad Travel and Visa Agency Waxaad ka helaysaa Dhamaan Visaha Waxbarasho ee
1. Qubrus
2. Turkey
3. Malesia
4. Uganda
iyo kuwa kale oo badan.

26/05/2024
Welcome to Dabcad travel
05/02/2022

Welcome to Dabcad travel

Dabcad Travel and Visa Agency waxa uu la socodsiinayaa dhamaan Macaamiisa in uu ka dhimay Lacagta Xareenta iyo Soosaaris...
18/01/2022

Dabcad Travel and Visa Agency waxa uu la socodsiinayaa dhamaan Macaamiisa in uu ka dhimay Lacagta Xareenta iyo Soosaarista Admissions-ka Jaamacada Cyprus (Qubrus) Qiima dhan $50, si uu ugu fududeeyo Macaamiiisha in ay ku helaan Soo saarista Admissions-ka Qiima Jaban anaga oo ka jawaabayna Cabashada Macaamiisheena,
Mahadsanidiin

Wax ku baro Wadanka Cyprus (Qubrus) oo kor u qaad aqoontaada Waxbarasho, Dabcad Travel wuxuu kuu suurta kalinayaa inuu k...
18/01/2022

Wax ku baro Wadanka Cyprus (Qubrus) oo kor u qaad aqoontaada Waxbarasho, Dabcad Travel wuxuu kuu suurta kalinayaa inuu kuu soo saaro admission Jaaamacadaha Cyprus.

Aad ayay u Mahadsan yihiin Macaamiisheena Sharafta leh ee nagu xiran
05/01/2022

Aad ayay u Mahadsan yihiin Macaamiisheena Sharafta leh ee nagu xiran

Admission / Visa Dalxiis, Arday iyo CaafimaadScholarships iyo Fursado Muhiim ah ayaa kuugu diyaara Dabcad Travel & Visa ...
02/01/2022

Admission / Visa
Dalxiis, Arday iyo Caafimaad
Scholarships iyo Fursado Muhiim ah ayaa kuugu diyaara Dabcad Travel & Visa Agency
Waxan kuguso dhaweyneyna Cyprus, waxana kaa cawinayna Iqaamada iyo in aad hesho deegaan, sidoo kale waxan kaa caawinayna wixi aad uga baahantay Cyprus ee adeeg ah.
Nagalaso xiriir +905338515441 (Cyprus) +252906786206 (Galkayo).
Mahadsanid.

Address

Nicosia

Telephone

+905338515441

Website

Alerts

Be the first to know and let us send you an email when Dabcad Travel & Visa Agency posts news and promotions. Your email address will not be used for any other purpose, and you can unsubscribe at any time.

Contact The Business

Send a message to Dabcad Travel & Visa Agency:

Shortcuts

Share

Category