Abdisalam yamaari

Abdisalam yamaari Waxaan mar walba so gudbiyaa muuqaalo safaro magaalooyonka, dalxiis iyo taariikh si aad ila socoto soo booqo youtubeka yamaari traveller Mahadsanid wll

11/09/2026

Waa banaystee yaa u bixi kara

11/09/2026

Timirta sida loga shaqeeeyo baro muqalka oo dhamaystiran tiran ka so daawo YouTube ka linkedka comment ka ayaan so dhigay

06/09/2026

ISXUL:Gabadha ) wadalmuge: wiilka) Hambalyo isku waara 🫡

05/09/2026

Wali Qado Safar ma u gashay ?

03/09/2026

Xaafuun Waa la iibsaday 👀

Xaafuuun waaa la iib saday ma arki dontaan qof danbe oo meshaan boqan dona walahi waa ayaan daro
03/09/2026

Xaafuuun waaa la iib saday ma arki dontaan qof danbe oo meshaan boqan dona walahi waa ayaan daro

Waxaa cirka ku so jirka muqaalkii timirta deganka barookhle 🫡
01/09/2026

Waxaa cirka ku so jirka muqaalkii timirta deganka barookhle 🫡

Mahadsanidiin dhamaantiiin waxaa ii tihiin family waxaan sanad ku gaarnay 100k oo ah dad wanagsan. Waxaan mar walba so d...
28/08/2026

Mahadsanidiin dhamaantiiin waxaa ii tihiin family waxaan sanad ku gaarnay 100k oo ah dad wanagsan. Waxaan mar walba so dhigo dona muqalo cajiiba
Waxaan boqanay meelo badan sida somaliland ,Somalia ,Puntland oo an ka booqanay meelo fara badan hadana waxaan sii wadi doona safardii iyo muqaldii cajiibka ahaa oo aan wadnay si aan u sii wado hamigyga iyo hiigsigayga I.a

Thanks 🙏 my family

10kii sano ee ugu danbeeyay qardho Maxaa iska badalay  muqaal ah ayaan so wadaa runtaa banaanka keenaya
27/08/2026

10kii sano ee ugu danbeeyay qardho Maxaa iska badalay muqaal ah ayaan so wadaa runtaa banaanka keenaya

Adresse

Eschenweg112/1
Geislingen An Der Steige
73312

Benachrichtigungen

Lassen Sie sich von uns eine E-Mail senden und seien Sie der erste der Neuigkeiten und Aktionen von Abdisalam yamaari erfährt. Ihre E-Mail-Adresse wird nicht für andere Zwecke verwendet und Sie können sich jederzeit abmelden.

Service Kontaktieren

Nachricht an Abdisalam yamaari senden:

Verknüpfungen

Teilen

Kategorie