28/10/2025
English
Turkish Airlines has resumed direct flights to Mombasa, Kenya. The action is expected to significantly boost trade and exports. The carrier will operate three weekly flights to the region.
Afsomalia
Shirkadda Turkish Airlines ayaa dib u bilowday duulimaadyadii tooska ahaa ee ay ku tagi jirtay Mombasa, Kenya. Tallaabadan ayaa la filayaa inay si weyn u kobciso ganacsiga iyo dhoofinta. Shirkadda diyaaradaha ayaa saddex duulimaad oo toddobaadle ah ku tagi doonta gobolka.