Safari Travel and Tour Agency

Safari Travel and Tour  Agency Safari Travel & Tour Agency is an Ethiopian based in professional Tour Servise Established under the Ethiopian law to endow with a range of service!

25/10/2025
Wakaalada   Safarada  Diyaaradaha iyo Dalxiiska Ee *SAFARI TRAVEL AGENCY*  oo Xarunteedu Tahay Magalada Addis Ababa  aya...
25/10/2025

Wakaalada Safarada Diyaaradaha iyo Dalxiiska Ee *SAFARI TRAVEL AGENCY* oo Xarunteedu Tahay Magalada Addis Ababa ayaa xaflad sanad guurihii 10naad loo gu qabtay xafiiska Laanta Addis Ababa
Xafladan oo lagu casuumay Xubno ka socda Shirkada EthiopianAirlines, ganacsato, culumaa udiin iyo qaar ka mid ah Macaamisha shirkada xaflada ayaa ka muuqatay in qaab quruxbadan loo soo agasimay.

Wakaalada waxa la aas aasay bilowgii sanadkii 2015GC waana shirkadii kowaad ee laga leeyahay Degank Somalida e nooceeda ah e laga hir galiyo wadanka Itoobiya isla markaana waa tii koowaad ee Ku biirta *Ururka Caalamiga ah ee Gaadiidka Cirka marka laso gabiyo loo yaqaano *IATA*

Wakaaladu Adeegyada ay qabato waxa ka mid ah :
1. Tigidhada Diyaarada Dunida oo dhan iyo Dalkaba

2. ⁠fududaynta Visaha iyo buuxinta Foomam ka safaradaha

3. ⁠fududaynta Hawlha Cumrada iyo Xajka

4. ⁠qabashada balamaha safaradaha iyo Magareeshinnada

5. La talin iyo Taageerada ku saabsan Safarada

6. ⁠qorshaynta Safarada Dalxiiska

7. Qabsashada hoteelada iyo guryaha nasashada

Wakaaladu waxay xafiisyo kuleedahay Addis Abab, Nairobi iyo Jig jiga

Waxaad kala xidhiidhi kartaa:

Laanta Addis Ababa
+251 116392272 - fixed line
+251911746843 -whatsapp
+251929485961 mob/ Whatsapp

Lanta Jig jiga
+251 252784451 fixed line
+25 970603333 Mob/ whatsapp
+251 94 4177737 Mob whatsapp

Lanta Nairobi
+254700003366 office
+254722249287 Mob /Whatsapp
+254701270203 mob/ whatsapp

Shirkada  tigidhada diyaaradaha ee SAFARI TRAVEL AGENCY oo la aas-aasay bilowgii 2015GC ayaa xaflad sannad guuradii 10-n...
25/10/2025

Shirkada tigidhada diyaaradaha ee SAFARI TRAVEL AGENCY oo la aas-aasay bilowgii 2015GC ayaa xaflad sannad guuradii 10-naad ah loogu qabtay xafiiskeeda Addis Ababa. Shirkadu waxay laamo ku leedahay dalka iyo waddamada dariska ah,sida Nairobi.

Waa shirkadii kowaad oo dad Soomali ah leeyihiin ee laga aas-aasaso Waddanka, siddoo waa tii kowaad ee ku biirtay Ururka Caalamiga ah ee gaadiidka Cirka marka lasoo gaabiyo loo yaqaano, IATA.
Adeegyada ay qabato waxa ka mid ah :
1. Tigidhada diyaaradaha Dunnnida iyo dalkaba
2. ⁠fududaynta Visaha iyo buuxinta Foomam ka safaaradaha
3. Fududaynta hawlaha Cumrada iyo Xajka
4. Qabashada balamaha safaaradaha iyo Magreeshinka
5. Latalin iyo Taageero

6. ⁠Qorshaynta Safarada dalxiiska

7. Qabsashada hoteelada iyo guryaha nasashada

Waxaad kala xidhiidhi kartaa:

Laanta Addis Ababa
+251 116392272 -landline
+251911746843 -whatsapp
++251 92 948 5961 mob

Lanta Jig jiga
+251 252784451 line
+25 970603333 Mob/ whatsapp
+251 94 4177737 Mob whatsapp

Lanta Nairobi
+254700003366 office
+254722249287 Mob / Whatsapp

+254701270203 mob/ whatsapp

  Travel Agency, waxay macamiisheeda sharafta leh ogaysiinaysaa inay bilawday soo saarista   Cumrada sidoo kale shirkadu...
13/06/2025

Travel Agency, waxay macamiisheeda sharafta leh ogaysiinaysaa inay bilawday soo saarista Cumrada sidoo kale shirkadu waxay idiin diyaarindoonta xidhmoyinka safarka o dhamaystiran .

Hadaba, hadii aad danaynayso inaad soo gudato acmaasha cumrada iyo Boqashada Baytka barakaysan

Kala xiriir
Line: +251 116 392272
Mob. +251929485961
Whatsapp: +251911746843

Safari Travel Agency, waxay macamiisheeda sharafta leh ogaysiinaysaa inay qiima dhimis ula diyaar tahay    Cumrada iyo  ...
04/01/2025

Safari Travel Agency, waxay macamiisheeda sharafta leh ogaysiinaysaa inay qiima dhimis ula diyaar tahay Cumrada iyo lagu aadayo Xaramayn ka barakaysan.

Hadaba, hadii aad danaynayso inaad soo gudato acmaasha cumrada iyo Boqashada Baytka barakaysan

Kala xiriir
Line: +251 116 392272
Mob. +251929485961
Whatsapp: +251911746843

Tigidho   ah to  , Kenya SAFARI TRAVEL AGENCY waxay ugu bisharaynaysa macaamiisheeda sharafta leh inay u diyarinayso lag...
10/07/2024

Tigidho ah to , Kenya
SAFARI TRAVEL AGENCY
waxay ugu bisharaynaysa macaamiisheeda sharafta leh inay u diyarinayso lagabilaabo
10 Jul 2024 ilaa 20 Jul 2024, Qofkii 1 Tigidh goosta 1 Bilash ah in loogu darayo
Sas darteed ka faaiidayso fursada 10ka bari ah ee iibso 1 Tigidh waxad heli 1 lacag la’aan ah.

Mahadsanidiin

We are pleased to offer BOGOF (buy one get one free) to effective 10Jul24-20Jul24.

Contacts :
Landline: +251-116392272
Mobile: +251-977723333
Whatsapp : +251911746843

Set your sights on new horizons with  's latest route:   via Cairo to  ! Experience the allure of vibrant cultures and e...
27/04/2024

Set your sights on new horizons with 's latest route: via Cairo to ! Experience the allure of vibrant cultures and exotic cuisines as you embark on this exciting journey.

- Discover 3 weekly flights
- Departures every Tuesday, Friday, and Sunday
- Starting from July 9th

Book your ticket now
Contacting at :

Adis-Ababa Bole Mikel ,
Golis Hotel Ground Flor
📞 +251-116392272/
+251911746843 WhatsApp

Jig Jiga
Hasan Wali Hotel 1st Flour
📞+251-252784451/
+251977723333 whatsApp

Safari  Travel Agency waxay macaamisheeda sharafta leh ogaysiinaysaa in Ethiopian Airlines flight ka ugu horreaaya ee   ...
26/04/2024

Safari Travel Agency waxay macaamisheeda sharafta leh ogaysiinaysaa in Ethiopian Airlines flight ka ugu horreaaya ee ay ka dagayso oo ku beegan maalinta Jumcada inagu soo foodle.

Sidaa darteed, hadaad Xiisaynayso inaad u safarto kala xidhiidh Safari Travel Agency ciwaanada hoos ku qoran:

Adis-Ababa Bole Mikel ,
Golis Hotel Ground Flor
📞 +251-116392272/
+251911746843 WhatsApp

Jig Jiga
Hasan Wali Hotel 1st Flour
📞+251-252784451/
+251977723333 whatsApp

Shirkada Tigidhada Diyaaradaha iyo Dalxiiska Ee  Safaari Travel Agency,  Waxay ogaysiinaysaa  Macaamiisha Jecel inay  Su...
20/04/2024

Shirkada Tigidhada Diyaaradaha iyo Dalxiiska Ee Safaari Travel Agency, Waxay ogaysiinaysaa Macaamiisha Jecel inay Summer Time-ka u soo safaan Ethiopia inaan u hayno tigidho qiimo jaban meel kastooy ka imanayan

Hadaba, hadaad danaynayso inaad timaado Itoobiya si aad u hesho qiimo dhimis dhanka tigidhada ah , kala xidhiidh ciwaanadan hoos ku qoran

Adis-Ababa Bole Mikel ,
Golis Hotel Ground Flor
📞 +251-116392272/
+251911746843 WhatsApp

Jig Jiga
Hasan Wali Hotel 1st Flour
📞+251-252784451/
+251977723333 whatsApp

Shirkada Tigidhada Diyaaradaha Iyo Dalxiiska Ee  Waa shirkadi ugu horaysay ee ay soomaali leedahay ee Laga hirgaliyay Da...
15/04/2024

Shirkada Tigidhada Diyaaradaha Iyo Dalxiiska
Ee
Waa shirkadi ugu horaysay ee ay soomaali leedahay ee Laga hirgaliyay Dalka Ethiopia
Shirkadu waxay xubin ka tahay Ururka Caalamiga ah Ee Duulimaadka Hawada

Hadaba shirkadu Adeegyada ay bixiso waxa ka mid ah Tigidhada Diyaarada Dunida oo dhan iyo Dalxiiska Dalka gudihiisa .
Tigidhada diyaaradaha aad ka heli karto waxaa ka mid ah :
Ethpia Airlines
Qatar Airways
Turkish Airlines
Emirates Airlines
Kenya Airways
SAUDIA AIRLINES الخطوط السعودية
Fly Dubai
EGYPTAIR
Iyo Duulimaadyo kale oo caalami ah

Waxaa kale oo shirkaduu fududaysaa
Adeega Visa Dalxiiska, Ganacsiga yo Caafimaad

Fg : Shirkadu waxay leedahay oo khibrad.ah

Xafisyada shirkada waxaad kaheli kartaa
➡️ Magalada Adis-Ababa Bole Golis Hotel
📞 +251-116392272/ WhatsApp +251911746843

➡️Magaalada Jigjiga Hasan wali Hotel
📞+251-252784451/whatsApp+251977723333

Safaari Travel & Tour Agency waa safar iyo dalxiis Ethiopian ah oo ka shaqeeya Itoobiya. Waxaan bixinaa xirmo dalxiis, s...
15/04/2024

Safaari Travel & Tour Agency waa safar iyo dalxiis Ethiopian ah oo ka shaqeeya Itoobiya. Waxaan bixinaa xirmo dalxiis, safarro la habeeyey oo daboolaya duullimaadyada gobollada, iyo Dhamaan Caalamka

09/04/2024

Address

Bole Michael Worada 01 Rwanda Street Golis Hotel, Ground Flour
Addis Ababa
BOLE

Telephone

+251116392272

Website

Alerts

Be the first to know and let us send you an email when Safari Travel and Tour Agency posts news and promotions. Your email address will not be used for any other purpose, and you can unsubscribe at any time.

Contact The Business

Send a message to Safari Travel and Tour Agency:

Share

Category