Masnad

Masnad Masnad Co. Creating Festival events and organization

is a forward-thinking enterprise dedicated to showcasing the rich cultural and natural heritage of Somaliland while delivering professional event management solutions to a diverse clientele.

21/12/2025

Dalxiiska Sanadka cusub iyo Bulaxaar!

Si aad uga mid noqoto dalxiisayaasha Bulaxaar iska diiwangali, 0633750007 ama 0633750008.

Isdiiwangalintu waxay xidhmaysa December 28, 2025.

Just Join Us!

Dhamaan bulshada jecel dalxiiska waxaan ugu bushaaraynayna in sanadka cusub aanu safaradii dib ugu bilownay. Kan ugu soo...
14/12/2025

Dhamaan bulshada jecel dalxiiska waxaan ugu bushaaraynayna in sanadka cusub aanu safaradii dib ugu bilownay. Kan ugu soo h**eeya uu noqon doono mid aad u xiiso badan, waxan ku soo bandhigi doona adeega habeen dhaxa "camping" ee xeeliga bada iyo caways qurxoon oo aad ku caween doonto xidigaha iyo bada isdul hoganaya.

Macmiil waa kooban yihiin ka qeyb galayaashu ee h**e isu diiwangali kana mid noqo inta kooban ee dib u curashada Masnad la qaadan doonta.

Iska diiwangali telefoonada hoos ku qoran.

11/11/2025

Shirkada Masnad waxay mudo sadex sano kadib ay dib u bilaabaysa adeegi dalxiiska, shirkadu waxay soo kordhisay adeegyo cusub iyo goobo dalxiis oo adeegyada qaar loogu tala galay.

Sanadka 2026 waxay si rasmiya u bilaabaysa dalxiiska wadamada caalamka qaar kamida iyo gudahaba. Sido kale sidii h**e looga bartay goobo cusub oo dalxiis ayay horseed ka noqon doonta.

Take only memories, leave only footprints.
29/09/2022

Take only memories, leave only footprints.

If you have'nt started your month with a beach trip you are messing something big 😂😂😂
20/09/2022

If you have'nt started your month with a beach trip you are messing something big 😂😂😂

Osoite

Masala Area
Masala

Aukioloajat

Maanantai 09:00 - 17:00
Tiistai 09:00 - 17:00
Keskiviikko 09:00 - 17:00
Torstai 09:00 - 17:00
Lauantai 09:00 - 17:00
Sunnuntai 09:00 - 17:00

Puhelin

+252633750007

Hälytykset

Tiedä ensimmäisenä ja anna meille oikeus lähettää sinulle sähköpostitse uutisia ja promootioita Masnad :ltä. Sähköpostiosoitettasi ei käytetä muihin tarkoituksiin, ja voit perua milloin tahansa.

Ota Yhteyttä Yritys

Lähetä viesti Masnad :lle:

Jaa