04/03/2026
ma tahay qof jecel inu taga canada ? haday jawaabada haa tahay waxaan kuso diyaarinay muqaal ku sabsan canada oo shaqaale 300 kun qof shaqaala ah u bahan xirfada kala duwana leh , kala soco muqalkaas page kaan facebook iyo you tube ka maanta insha alah