Keyway Travel

Keyway Travel Keyway Travel Limited is registered company in Kenya & Somalia. And its IATA accredited Agent

Shirkada keyway Travel hajj and umrah ayaa muxaadaro  dardaran ah ugu qabatay hotelka ay ka deganyihiin magalada barakay...
04/06/2025

Shirkada keyway Travel hajj and umrah ayaa muxaadaro dardaran ah ugu qabatay hotelka ay ka deganyihiin magalada barakaysan ee makkah ka hor inta aysan u dareerin mina

31/05/2025
Shirkada Keyway Travel Agency Ayaa maanta oo taarikhdutahay24my2025 ka dhoofisay xujaydii ugu badanayd ee ssc oo maanta ...
24/05/2025

Shirkada Keyway Travel Agency
Ayaa maanta oo taarikhdutahay24my2025 ka dhoofisay xujaydii ugu badanayd ee ssc oo maanta ka dhooftay garoonka diyaaradaha malagalada garoowe.

21/05/2025

Caaqil Axmed mxamed mohamud (caaqil Sanyare) oo ka mid ahaa xujayda maanta baxday ayaa sharaxaya safarkan iyo dareenkiisa

Shirkada Keyway Travel Ayaa maanta xujaydii u horaysay ka qaaday magalada laascaanood ee xarunta ssc khaatumo  Kuwaas oo...
21/05/2025

Shirkada Keyway Travel
Ayaa maanta xujaydii u horaysay ka qaaday magalada laascaanood ee xarunta ssc khaatumo Kuwaas oo ka dhoofay garoonka magalada garoowe

Dhamaan umada muslimiinta meel kaste joogaan waxaan leenahay ciid mubaarak
29/03/2025

Dhamaan umada muslimiinta meel kaste joogaan waxaan leenahay ciid mubaarak

RAMADAAN MUBAARAK.Waxaan dhamaan Bulshada Muslimiinta ah gaar ahaan bulshada Soomaaliyeed  ugu hambalyey naynaa bilashad...
28/02/2025

RAMADAAN MUBAARAK.

Waxaan dhamaan Bulshada Muslimiinta ah gaar ahaan bulshada Soomaaliyeed ugu hambalyey naynaa bilashada Bisha barakeysan ee Ramadaan.



31/12/2024
Macmiil waxaan kuu fududaynena Dal ku galda Wadamada kala ah malaysia 🇲🇾 uganda 🇺🇬 india 🇮🇳 kenya 🇰🇪 Tanzania 🇹🇿
12/12/2024

Macmiil waxaan kuu fududaynena Dal ku galda Wadamada kala ah malaysia 🇲🇾 uganda 🇺🇬 india 🇮🇳 kenya 🇰🇪 Tanzania 🇹🇿

Bahda keyway Travel Agency  maamulka iyo shaqaalaba.Waxay hanbalyo u dirayaan zahra abdi guled iyo seygeeda sayedali Abd...
21/11/2024

Bahda keyway Travel Agency maamulka iyo shaqaalaba.
Waxay hanbalyo u dirayaan zahra abdi guled iyo seygeeda sayedali Abdullahi Salaad oo meherkoodu dhacay degmada Guriceel.
Iskuwaara u bad khayr qabana kala hela.

𝗞𝗲𝘆𝘄𝗮𝘆 𝗧𝗿𝗮𝘃𝗲𝗹 waxay diyaar kuula tahay 𝘃𝗶𝘀𝗮𝗵𝗮 𝘄𝗮𝗱𝗮𝗻𝗸𝗮 𝗜𝗻𝗱𝗶𝗮 Wixii Faafahin Ah nagu so Booqo Xarunta shirkada oo ku Taala...
13/11/2024

𝗞𝗲𝘆𝘄𝗮𝘆 𝗧𝗿𝗮𝘃𝗲𝗹 waxay diyaar kuula tahay 𝘃𝗶𝘀𝗮𝗵𝗮 𝘄𝗮𝗱𝗮𝗻𝗸𝗮 𝗜𝗻𝗱𝗶𝗮 Wixii Faafahin Ah nagu so Booqo Xarunta shirkada oo ku Taala isgoyska KM4 Gaar ahaan som-oil ama Naga so Wac 0616658520 / 0613513300 / 0616513300 /0619513300

10/11/2024

Ku hel fiisaha masar iyo tiket macquul ah oo qiima jibab muda udhaxeeysa 10 days and 14 days waxaa kaheleeysaa . KEYWAY TRAVEL AGENCY. OO kutaalo som-oil Mohadishu Km4

Ama dhagala soo xarii lanbaradaan kumuuqda

Keyway Travel Limited is registered company in Kenya & Somalia. And its IATA accredited Agent

Address

Eastleigh

Alerts

Be the first to know and let us send you an email when Keyway Travel posts news and promotions. Your email address will not be used for any other purpose, and you can unsubscribe at any time.

Share

Category

Keyway Travel

Keyway Travel Limited was established in the year 2012 under the name of Kulmiye Word Travel with a group of directors from different companies with enthusiastic aspirations to engage in the travel and leisure industry. In four years, Keyway has evolved to become a formidable travel industry not only dealing in travel bookings / Air ticketing but has since incorporated other itineraries like Cargo, Visa consultancy, Hotel Accommodation, Specific caliber of treatment to Hajj & Umra and Tourism whereby our strength has been offering high quality travel services at very competitive prices.

Our company is a fully registered company in Kenya and a member of Kenya Association of Tour Operators (KATO), Kenya Association of Travel Agents (KATA) Somalia Association of Travel and Tour Agents (SATTA) Somalia Chamber of Commerce & Industry(SCCI) and Ministry of Information, Culture & Tourism.

We specialize in Air Ticketing both Domestic and International, Bush safaris, Beach Holidays, cultural Safaris, Sports Safaris, Excursions, Pilgrims, Hotel Bookings, Car Hire, Tour Packages, Sale of Travel Insurance, charter flights services and Educational packages.

We strive to offer a complete package to our customers, offer personalized services to all our clients and tailored safaris to meet their very need and suite their variety and interests. These are offered by our pool of qualified and experienced staffs.