21/11/2025
Hambalyo xulka dagmada galdogob
Maamulka sare ee shirkadda faaris travel agency waxay balanqaadeen haddii uu xulku dagmada galdogob koobka qaado inaya dalxiis u geyna doonto mareero beach waan ku kalsoonahay inaa guusha aad keeni doontaan koobkana aad caasimadda ciid guddeeda kasoo dajin doontaan alle Ha idin ka dhigo kuwa ugu danbeeya ee loo sacabtumo. senior management