23/10/2016
Adiga oo ka soo dagin Lodje ka ,a dagan tahay ama gurigada only naga soo wac number kan +254723937020 or info@ kaabis.com wixii details kada ah nogu qor waxaan gari kugu soo diraynaa 10 daqiiqo gudahoda Insha allah qofkii wadamada kale jogo sida Somalia Uganda Ithopia UK USA iyo all of the world waa nala soo xariiri kartaan any time hadad nairobi uso safraysaan waxaa noo soo qoraysan magaca diyarada iyo sacada ad ku soo wajahan tahay airport ka jomo kenyatta international airport anaga gaari ku soo diray no wax charges ah iyo time lagu xisaabayo male price keena waa from 1500 ilaa 2000 or 15 - 20 dollar ksh melaha kale magaalada nairobi dhax deeda ah ni price fiican ayaa la idin ku qaadi doonaa ku soo dhawada gacmo furan...