SomSud Travel Agency

SomSud Travel Agency Bismillah.Asc. Macaamiisheena Sharafta leh ku soo dhawaada Gacmo furan. Shaqaale hufan kuna faraxsan iney idin qanciso. Waqti walba mel walba aad jogtan.

SomSud Travel Agency founded in 31.03.2016. reisebyrå,

Somsud Travel Agency. oo ah qeybta tikidhada Timajaraha ragga, qeybta Salonka dumarka, iyo qeybta xawaaaaldaha oo ay ka mid tahay Etaaj/Money Gram/ Ria iyo Dahabshiil

Waxaa kugu diyaar ah shaqaalo aad loo carbiyeeyay una hufan qancinta macaamiishooda. Our top priority is to serve you any time any where with respect and reliable. Contact Us

Somsud Travel Team. Owner & Manager: Mahdi Mohamed Hashi
Tel:+47 484 48 090



Operations manager & Marketing. Mohamed Nor Mohmud. Tel:+47 48448090
----------------------------------------------------------------------------------------------

Hei

Velkommen til Somud reisebyrå Bergen, Norge. Vi her billigst reise billett og hotel. Vår høyeste prioritet er å tjene deg når som helst hvor som helst med respekt og pålitelig


For mer informasjon kontakt oss. Tel. +47 484 48 090


Mvh. Somsud reisebyrå.

-----------------------------------------------------------------------------------------------
حبايبنا الأفاضل تعلن شركة SomSud travel عند بدايه حجوزات تزاكر السفر من والي كل البلدان
مع تخفيضات وأقساط مريحة وحجز فنادق
تزاكر عمرة وحجز فنادق مع الترحيل
مرحب بيكم كتير

03/07/2021

Ogeysiis!!!.

Waxaan macaamiishena sharafta leh aan la socodsiineynaa in la joojiyay on arrival visihii lagu gali jiray Ethiopia.

Fadlan inta aadan bixin ka hor dalbo visahaga online ahaan.
Waxii caawimaad qaabka dalbashada fadlan nala soo xariir si aan kaga caawino.

Mahadsanidiin.

Somsud Team.

03/07/2021

Ogeysiis!!!.

Macaamiishena sharafta leh waxaan ogeysiineynaa in dadka u safraayo Ethiopia looga bahanyahay Viso oo la joojiyay on arrival visihii.

Fadlan macmiil online ahaan u dalbo ka hor inta aadan safrin.

Mahadsanidiin

Somsud Team.

Asc. Macaamishena sharafta leh waxaan ogeysiineynaa inaan qiimo dhimis sameenay waqtiga fasaxa ee hada la gudo galay qaa...
09/06/2021

Asc. Macaamishena sharafta leh waxaan ogeysiineynaa inaan qiimo dhimis sameenay waqtiga fasaxa ee hada la gudo galay qaasatan Ethiopian Airlines.

Ku so dhawaada Gacmo Furan iyo shaqaalo hufan intaba kala soo xariir Somsud Travel Agency.

03/08/2020

Ogeysiiss.

Waxaan macaamishena sharafta mudan ka codsaneynaa iney la socdaan in loo bahanyahay safarka ka hor warqad cadeyneyso inaadan qabin COVID 19.

Macamiisha kale ee ku xayiran wadamada Airporkoda xirnaa fadlan si toos ah ula macmiila shirkadaha sida TK/Et Xafiisyadooda. Si laguugu badalo tikidkii h**e si bilaash ah.

Mahadsanidiin.

Somsud Team.

03/07/2020

Operation Manager

03/06/2020

Macaamiishena sharafte leh waxan ogeysiineynaa in aan dib u bilaabi doono shaqadii aan idiin heynay.

Laga bilaabo 8 da June waxa dib u furmi doono Adan Adde International Airport Mogadishu, Somalia.

Waxan si qaas ah u ogeysiineynaa macaamishena horay tikidhada noga jarteen ee ku xayiran wadankii hooyo iney nala soo xariiraan si aan ugu badalno tikidhadii ay horay noga jarteen oo ah si bilaash ah.

Waxii faahfaahin dheeri ah nagala so xariir mobile number.

+252617495081.
Whats App.
+4745001778.

Mahadsanidiin.
Somsud Team.

24/05/2020

Macaamiishena sharafte leh waxan ogeysiineynaa in aan dib u bilaabi doono shaqadii aan idiin heynay.

Laga bilaabo 31 May waxa dib u furmi doono Adan Adde International Airport Mogadishu, Somalia.

Waxan si qaas ah u ogeysiineynaa macaamishena horay tikidhada noga jarteen ee ku xayiran wadankii hooyo iney nala soo xariiraan si aan ugu badalno tikidhadii ay horay noga jarteen oo ah si bilaash ah.

Mahadsanidiin.
Somsud Team.

Eid Mubarak.

Ogeysiis. Bishaaro. Waxaan macaamiisheena sharafta iyo qadarinta naga mudan ku wargelineynaa hadaanu nahay bahda Somsud ...
16/07/2019

Ogeysiis. Bishaaro.

Waxaan macaamiisheena sharafta iyo qadarinta naga mudan ku wargelineynaa hadaanu nahay bahda Somsud Travel.

In si toos ah loga Booking gareyn doono Systemkena awal meshey ka aheyd in dayaaradaha lakala badasho.

Fra Bergen to Bosaso Ama to Garoowe. Hadaba gacmo furan ku so dhawaada iyo qiimo macquul ah.

Adresse

Daniel Hansens Gate 7
Bergen
5008

Åpningstider

Mandag 10:00 - 19:00
Tirsdag 10:00 - 19:00
Onsdag 10:00 - 19:00
Torsdag 10:00 - 19:00
Fredag 10:00 - 19:00
Lørdag 09:00 - 19:00

Telefon

+4748448090

Varslinger

Vær den første som vet og la oss sende deg en e-post når SomSud Travel Agency legger inn nyheter og kampanjer. Din e-postadresse vil ikke bli brukt til noe annet formål, og du kan når som helst melde deg av.

Kontakt Bedriften

Send en melding til SomSud Travel Agency:

Del