Al - Nour Hajj & Umrah

Al - Nour Hajj & Umrah Ku soo dhawaaw page-ka Facebook ee Xamlada 𝗔𝗹 - 𝗡𝗼𝘂𝗿 𝗛𝗮𝗷𝗷 & 𝗨𝗺𝗿𝗮𝗵. Wixii faahfaahina nagala soo xidhiidh : +966540562906

Waxa aanu kaga xajinaa ama uga cumraynaa waalidiinta dhintay iyo kuwa awoodi waayey in ay tagaan Xajka iyo Cumarada.

10/02/2026
10/02/2026

Al - Nour Hajj & Umrah

22/11/2025

𝐖𝐚𝐥𝐚𝐚𝐥 𝐰𝐚𝐚𝐝 𝐧𝐚 𝐰𝐚𝐤𝐢𝐢𝐥𝐚𝐧 𝐤𝐚𝐫𝐭𝐚𝐚 𝐬𝐢𝐝𝐚𝐧 𝐨𝐨 𝐤𝐚𝐥𝐞, 𝐨𝐨 𝐰𝐚𝐚𝐝 𝐤𝐚 𝐜𝐮𝐦𝐫𝐚𝐲𝐧 𝐤𝐚𝐫𝐭𝐚𝐚 𝐰𝐚𝐚𝐥𝐢𝐝𝐤𝐚𝐚 𝐚𝐦𝐚 , 𝐪𝐨𝐟𝐤𝐚𝐥𝐞 𝐚𝐨 𝐚𝐚𝐝 𝐣𝐞𝐜𝐞𝐬𝐡𝐚𝐡𝐚𝐲.

𝐇𝐚𝐝𝐝𝐚𝐚𝐝 𝐝𝐢𝐲𝐚𝐚𝐫 𝐭𝐚𝐡𝐚𝐲 𝐧𝐚𝐠𝐚𝐥𝐚 𝐬𝐨𝐨 𝐱𝐢𝐝𝐡𝐢𝐢𝐝𝐡 𝐥𝐚𝐧𝐛𝐚𝐫𝐤𝐚𝐧

📱 𝐖𝐡𝐚𝐭𝐬𝐀𝐩𝐩: https://wa.me/+966540562906

19/11/2025

Walaal Waad Na Wakiilan Kartaa Sidan Oo kale ,Oo Waad Ka Cumrayn Kartaa Waalidkaa Ama ,Qofkale Oo Aad Jeceshahay .
Hadaad Diyaar Tahay Nagalasoo Xidhiidh Lanbarkan
📱 WhatsApp: https://wa.me/+966540562906

06/11/2025

𝐒𝐚𝐥𝐢𝐠𝐚 𝐍𝐚𝐛𝐢𝐠𝐚 𝐇𝐚𝐥𝐚 𝐅𝐚𝐫𝐚𝐛𝐚𝐝𝐢𝐲𝐨 𝐌𝐚𝐚𝐥𝐢𝐧𝐤𝐚 𝐉𝐮𝐦𝐜𝐚𝐝𝐝𝐚

Wasaaradda Xajka iyo Cumrada ee Sacuudiga ayaa si rasmi ah u shaacisay in muslim kasta oo haysta fiiso sax ah uu sameyn ...
07/10/2025

Wasaaradda Xajka iyo Cumrada ee Sacuudiga ayaa si rasmi ah u shaacisay in muslim kasta oo haysta fiiso sax ah uu sameyn karo Cumrada iyada oo aan looga baahnayn fiiso gaar ah oo Cumro ah, taas oo fududeysay nidaamka socdaalka xujayda isla markaana la jaanqaadaysa aragtida horumarineed ee Sacuudiga ee 2030.

Isbeddeladan cusub waxay oggol yihiin in qof kasta oo haysta fiisooyin kala duwan sida fiisaha dalxiiska (e-visa), fiisaha shaqada, fiisaha booqashada qoyska ama saaxiibada, iyo xitaa fiisaha transit ka, uu sameyn karo Cumro.

Si kastaba ha ahaatee, waxaa jira shuruudo iyo nidaamyo cusub oo la waajibiyey si loo hubiyo habsami u socodka safarka. Dhammaan dadka doonaya in ay gutaan Cumrada waa inay si rasmi ah u dalbadaan hoygooda iyo gaadiidkooda gudaha dalka (sida isbitaalada garoonka iyo socdaalka magaalooyinka u dhexeeya) iyaga oo adeegsanaya madal rasmi ah oo la yidhaahdo Nusuk Masar, ama xafiisyo socdaal oo la oggol yahay. Dalab kasta oo aanu la socon booqasho iyo hoy la xaqiijiyey maaha mid ansax ah.

Tani waxay ka dhigan tahay in fiisihii h**e ee gaar ahaan loogu talagalay Cumrada aan mar dambe khasab ahayn. Muslim kasta oo haysta fiiso kale oo sax ah sida fiiso dalxiis, shaqo, ama booqasho wuxuu si sharci ah ugu tegi karaa Makka si uu u guto Cumrada.

قال ﷺ: "إذا رأيتم الخسوف فافزعوا إلى ذكره ودعائه" وقال ﷺ: "إذا رأيتم ذلك فصلوا وادعوا حتى يكشف ما بكم" ‏ففي خسوف القمر ت...
07/09/2025

قال ﷺ: "إذا رأيتم الخسوف فافزعوا إلى ذكره ودعائه" وقال ﷺ: "إذا رأيتم ذلك فصلوا وادعوا حتى يكشف ما بكم" ‏ففي خسوف القمر تخويف وتحذير من عصيان الله، وعلى الناس أن يحذروا ربهم ويخافوه ويخشوه سبحانه 🌒.

Al - Nour Hajj & Umrah

Qeyb ka mida Dayaxa oo Madoobaatay.
07/09/2025

Qeyb ka mida Dayaxa oo Madoobaatay.

1st Dhul Hijjah 1446!Maalinka 1aaad ee bisha Dul Xijjah 1446! Iyo dhulkii barakaysnaa.
28/05/2025

1st Dhul Hijjah 1446!
Maalinka 1aaad ee bisha Dul Xijjah 1446! Iyo dhulkii barakaysnaa.

Address

First Ring Road
Mecca
24231

Telephone

+966545232703

Website

Alerts

Be the first to know and let us send you an email when Al - Nour Hajj & Umrah posts news and promotions. Your email address will not be used for any other purpose, and you can unsubscribe at any time.

Contact The Business

Send a message to Al - Nour Hajj & Umrah:

Share

Category