Macruuf Haj and Umarah

Macruuf Haj and Umarah Macruuf Haj and Umarah.

Shirkadd waxaa kuugu diyaara abaabulka safarrada Xajka iyo Cimrada, sidoo kale waxay bixisaa shirkaddu adeegga ka xajinta iyo ka cumraynta dadka aan awoodin, sida dadka waayeelka ah, kuwa bukaanka jiifka ah, iyo kuwa dhintayba.

🕋 Sama falka Waalidku waa sababaha uGu waa wayn ee janada lagu galo. Mid ka mid ah hadiyadaha ugu qiimaha badan ee aad s...
27/06/2026

🕋 Sama falka Waalidku waa sababaha uGu waa wayn ee janada lagu galo. Mid ka mid ah hadiyadaha ugu qiimaha badan ee aad siin karto waa inaad ka qayb qaadato gudashada Cumradooda.

Ka farxi waalidkaa, waxaNA kuu cumraysanaya culimo aqoon leh.

Safarka waxaa loo soo duubayaa Video Dammaanad Ah.
Nagala Soo xidhiidh:https://wa.me/966599087068

25/06/2026

War Farxad Leh.

Shirkada Macruuf ee Xajka & Cimradu waxay kuu furaty diiwaangelinta Cimrada.

Si'aad uGudato Cumro adiga iyo qoyskaaguba wakhtiga fasaxa xagaaga.
Ama aad uugu deeqdo waalidkaa oo geeriyooday.

📞 Nala soo xidhiidh si aad isu diiwaangeliso.
https://wa.me/966599087068

Kalsoonidiinnu waa masuuliyaddeenna.

Jimce wanaagsan macamiil.kusodhawow macamiil, shirkada Macruuf Haj and Umarah,oo qabata adeegyada kala duwan ee xajka iy...
19/06/2026

Jimce wanaagsan macamiil.

kusodhawow macamiil, shirkada Macruuf Haj and Umarah,oo qabata adeegyada kala duwan ee xajka iyo cimrada.

wixii faahfaahin ah,nagala Soo xidhiidhi: +966599087068.
anba taabo linkigan si aad fariin noogu soodirto.
https://wa.me/966599087068

03/04/2026
Shirkadda Macruuf Hajj and Umrah.Waxay si rasmi ah u bilowday adeegga ka-cumraynta waalidiinta sariir-yaalka ah iyo kuwa...
25/02/2026

Shirkadda Macruuf Hajj and Umrah.

Waxay si rasmi ah u bilowday adeegga ka-cumraynta waalidiinta sariir-yaalka ah iyo kuwa geeriyooday, gaar ahaan Bisha Barakaysan ee Ramadaan.
Haddaba uga faa’iidee waalidkaa ama ehelkaaga aan awoodin inay si toos ah u gutaan Cimrada.
🔹 Adeeg dhammeystiran: Fulinta Cimro sax ah oo loo niyeysanayo qofka aad u wakiilatay.
🔹 Kormeer Diini ah: Culimo iyo khubaro ku sugan Maka ayaa hubinaya in Cimradu u dhacdo si sax ah oo waafaqsan shareecada Islaamka.
🔹 Daacadnimo & Hufnaan: Wargelin iyo xaqiijin buuxda ayaad heli doontaa marka waajibaadka la guto.
💰 Kharash fudud: Lacag daboolaysa adeegyada si loo fududeeyo khayrka dadka.
📞 Nala soo xiriir:
+966599087068
Ama guji link-gan:
https://wa.me/966599087068�
✓ La wadaag cid kasta oo khayrka jecel si ay uga faa’iidaystaan fursaddan barakaysan.
Mahadsanidiin 🤍

Address

As Sulaymaniyah, Makkah
Mecca

Alerts

Be the first to know and let us send you an email when Macruuf Haj and Umarah posts news and promotions. Your email address will not be used for any other purpose, and you can unsubscribe at any time.

Shortcuts

Share

Category