Jiiniyas Travel

Jiiniyas Travel Kontaktinformation, kartor och vägbeskrivningar, kontaktformulär, öppettider, tjänster, betyg, foton, videor och meddelanden från Jiiniyas Travel, Resebyrå, Gothenburg.
(1)

Bilicda dalka, Dhaqan-ka & Hidaha, Suugaanta, Soyaaladii Tariikheed, Dhacdooyin-ka Caalam ka, Xasuusihii tagay, Cilmi baarisyo & Sheekooyin, Rukumo o Daawo🌎 (SUBSCRIBE NEW) https://linktw.in/bvOlVW 🇰​​🇺 ​ ​🇸​​🇴​​🇴​ ​ 🇩​​🇭​​🇦​​🇼​​🇴​​🇴​​🇼​
𝐉𝐢𝐢𝐧𝐢𝐲𝐚𝐬 𝐓𝐫𝐚𝐯𝐞𝐥®
Oo ku dalxiis dhulkaagii hooyo iyo dunida daafaheeda, adoo jeega u jiifa oo jooga gurigaaga, iguna so biir o taabo bottom ka

cas ee subscribe, si aan Hadiyad kaaga dhigo muqaalo qurixbadan o ku saabsan Dalxiis, Safar, valoogs, story film clips iyo Full Documentary, kuwaas oo aad ka faa idi doonto ilbaxnimo barashada meeladan aqoon dad iyo dalba, ku xirnaashahaagu waa marti ii joogta o sharafleh, Mahadsanid.

08/06/2026

War ninka Codka ma saren mise Waa kiisii 🤣

30/05/2026

Best View🇸🇴

25/05/2026

Kee baa u fiican Cards kan in aad Qaadato ? 🤔!!

24/05/2026

Maxa khalqi illahay abuuray, Hadana Halis u leh dadka🫣

24/05/2026

’aal Waa maxay Farqiga u dhexeeya🤔?

23/05/2026

Hooyo🥰🥰

17/05/2026

Markaad aragto Xaaladaha adag e dhalinta Somaliyeed ku jiraan, Waxaan Soo Xasuustaa erayadii Yuusuf Maradoon e ahaa:
-Wakhtiyoow, Dhismaha guud.
-Dowladaan dhaliilo.
-Dhibaatadan igaadhiyo.
-Ka warqabin dharaar Qura.

16/05/2026

Aabe & Curadiis🥰 Gabdhuhu Waa reer Haagaagiisa quruxdiisa & asaaskiisa, Aabe Aan Gabar lahayn Ma Xaragoodo🥰 Allaha sharfo ninkii Cizeeya

16/05/2026

ku danbeeyeen Ragaan, Hindi baa qafaalatay ilaa & mantana Silic & Jirdil dartiis qaar baa indho beelay, Waxaa la sheegay in lacago umada somaliyeed ugu tabarucday ay Safarada Somaliya lacagtaas cuntay😭

Kaluumaysata Somaliyeed malinkasta Waxaa dhibateeya maraakiib jariifa o sharci daraa, Waxaana la rartaa kaluunka xeebaha somalia 3 maalin inta ay somalidu sanad dhan kuso saran.

Waxaa jira dhaqdhaqaayo dhalinyro somaliyed o la dagalamay marakibtas ama kuwo iyagu bada marayay qabsaday lkn Wixii ku dhacay wan ogayn….

16/05/2026

🤔😆

Adress

Gothenburg
SW1E6SH

Aviseringar

Var den första att veta och låt oss skicka ett mail när Jiiniyas Travel postar nyheter och kampanjer. Din e-postadress kommer inte att användas för något annat ändamål, och du kan när som helst avbryta prenumerationen.

Kontakta Affären

Skicka ett meddelande till Jiiniyas Travel:

Dela