Duuliye Travel Agency Sweden

Duuliye Travel Agency Sweden Travel Agency

23/03/2022

السلام عليكم ورحمة الله وبركاته.
Waxaa wili soconaya Safarrada fasaxyada ee fadlan ka faa'iidayso tikidhada qiimaha jaban ee Shirkadda DUULIYE TRAVEL AGENCY.

Kursigaas Waad dalban kartaan insha Allaah😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂
23/10/2021

Kursigaas Waad dalban kartaan insha Allaah
😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂

Dalkii hooyo iyo dalxiiska. Soowac Duuliye Travel Agency. Tell. 0737011853
30/07/2021

Dalkii hooyo iyo dalxiiska. Soowac Duuliye Travel Agency. Tell. 0737011853

26/07/2021

12 diyaaradood oo ka mid ah diyaaradaha Itoobiya Airlines ayaa ka degay saacadihii lasoo dhaafay garoonka diyaardaha Khartuum ee dalka Suudaan kadib markii uu xumaaday jawiga garoonka diyaaradaha ee d

15/07/2021

Waxaan isku diyaarinaynaa qabashada liiska walaalaha doonaya inay xajiyaan sanadka 2022 insha Allaah. Waa Hadduu Alle idmo.

Waxaa adeegaas qabanaya shirka DUULIYE TRAVEL AGENCY AB oo fadhigeedu yahay caasimadda dalka Sweden ee Stockholm gaar ahaan Xaafadda Rinkeby.

Nalasoo xiriira insha Allaah
Tell 0737011853

25/06/2021

Ladies and gentlemen welcome to Somaliland
Waa shabakadda DUULIYE TRAVEL AGENCY AB SWEDEN oo aad u dhimaysa qiimaha tikidhada lagu aadayo Somaliland. 🌹 ♥️ 🌹
Fadlan soowac xafiiska shirkadda DUULIYE TRAVEL AGENCY AB. Xafiisku wuxuu ku yaallaa dhabarka danbe ee boosteejada tareenada laga raaco ee Xaafadda Rinkeby wuxuuna garabka kuhayaa Xawaaladda DAHABSHIIL.
Tell. 0737011853
Www.duuliye.so

Qiima dhimis gaar ah iyo maalinta Qaranka dalka Sweden 🇸🇪 🇸🇪🇸🇪🇸🇪🇸🇪🇸🇪 DUULIYE TRAVEL AGENCY AB SWEDEN. TELL. 0737011853
06/06/2021

Qiima dhimis gaar ah iyo maalinta Qaranka dalka Sweden 🇸🇪 🇸🇪🇸🇪🇸🇪🇸🇪🇸🇪 DUULIYE TRAVEL AGENCY AB SWEDEN. TELL. 0737011853

Safarka dalxiiska iyo booqashada qaraabo salaanka waxay wax weyn ka beddelaan nolosha Qofka. Wuxuu soo laabanayaa isagoo...
03/06/2021

Safarka dalxiiska iyo booqashada qaraabo salaanka waxay wax weyn ka beddelaan nolosha Qofka. Wuxuu soo laabanayaa isagoo faraxsan oo soo ilaawaayay culeeysyadii shaqooyinka, daalkii. Maskax ahaan ayuu soo caafimaadayaa. ❤️♥️❤️🌹❤️♥️❤️🌹❤️♥️❤️🌹❤️ Muuqaalladaan waa sawirro laga soo qaaday magaalo xeebeedka Baraawe ee dalka Soomaaliya. Degdeg u soowac Shirkadda duulimaadyada ee DUULIYE TRAVEL AGENCY AB. Tell. 0737011853

Lasoo JIMCAYSO cidda aad jeceshahay adoo tkidhka ka jaranaya shirkadda duulimaadyada ee DUULIYE TRAVEL AGENCY SWEDEN 🇸🇪 ...
21/05/2021

Lasoo JIMCAYSO cidda aad jeceshahay adoo tkidhka ka jaranaya shirkadda duulimaadyada ee DUULIYE TRAVEL AGENCY SWEDEN 🇸🇪 🌹
TELL. 0737011853
STOCKHOLM-SWEDEN_RINKEBY

السلام عليكم ورحمة الله وبركاته❤️   Ciid wanaagsan ❤️Degdeg!!!!Qiimaha tikidhada Muqdisho Go and back waa 5️⃣8️⃣0️⃣0️⃣ k...
15/05/2021

السلام عليكم ورحمة الله وبركاته
❤️ Ciid wanaagsan ❤️
Degdeg!!!!

Qiimaha tikidhada Muqdisho Go and back waa 5️⃣8️⃣0️⃣0️⃣ kr kaliya ❗❗❗❗❗❗❗❗
Hadda nasoo wac oo xajiso booskaada waa xilligii safarka.
Duuliye Travel Agency Sweden waa shirkadda ugu qiimaha jaban guud ahaan Sweden.
Tell. 0737011853

Ciid wanaagsan عيد مبارك وكل عام وانتم بخير 🍒🌹
12/05/2021

Ciid wanaagsan عيد مبارك وكل عام وانتم بخير 🍒🌹

Adress

Rinkebysvängen 113 Lgh 1502
Spånga
16374

Aviseringar

Var den första att veta och låt oss skicka ett mail när Duuliye Travel Agency Sweden postar nyheter och kampanjer. Din e-postadress kommer inte att användas för något annat ändamål, och du kan när som helst avbryta prenumerationen.

Kontakta Affären

Skicka ett meddelande till Duuliye Travel Agency Sweden:

Dela