19/09/2025
Kadib ciyaar xiiso iyo xamaasad badnayd kooxda BARCELONA Ayaa kusoo garaacday kooxda NEWCASTLE UNITED garoonKAa ST. JAMES PARK .
2 gool iyo 1 gool,waxay ahayd habeen uu wacdareeyey Marcus rashford kaasoo dhaliyey 2da gool ee BARCELONA, kooxdiisana farta ka saaray 3da dhibcood ee kulanka.
Dhanka kale kooxda Manchester city ayaa iyaduna 2 gool iyo waxba ku garaacday kooxda napoli garoonka Etihad stadium ee carriga England .
Waxaana u dhaliyey 2da gool Jeremy DOKU iyo Erlin HAALAND kaas oo goolkiisa ku dhigay rikoor cusub.
Kooxda napoli waxaa xilli h**e casaan(RED CARD) ka qaatay kabtankooda DI LORENZO taas oo ku qasabtay macalin Antonio CONTE inuu ciyaarta bedel kaga saaro Kevin de brune.