Tagyeeriyaasha f.c gaadiidka

Tagyeeriyaasha  f.c gaadiidka Contact information, map and directions, contact form, opening hours, services, ratings, photos, videos and announcements from Tagyeeriyaasha f.c gaadiidka, Travel Company, Baydhabo.

08/02/2025

Waxaa rajeneynaa in aan soo laban doono
Kulamada soo socdo i.n

06/08/2024
Heshiiska ugu weyn ilaa hada la galey.Adam Mo'alin Siidkey ayaa heshiis u saxiixey Kooxdiisa FC Gaadiidka.
03/11/2022

Heshiiska ugu weyn ilaa hada la galey.

Adam Mo'alin Siidkey ayaa heshiis u saxiixey Kooxdiisa FC Gaadiidka.

Dr Ayuub Stadium Garoonka 3aad ee ugu sareeya dalka.      (Stadium Muqdisho & Eng Yariisow Stadium).Mahadsanidiin Ururka...
31/10/2022

Dr Ayuub Stadium Garoonka 3aad ee ugu sareeya dalka. (Stadium Muqdisho & Eng Yariisow Stadium).
Mahadsanidiin Ururka Kubada Cagta Koonfur Galbeed Soomaaliya .

Deal Done.Nuune Osman Haji Dhamaan ciyaaryahanada iyo taageerayaasha Kooxda Fc Gaadiidka Waxay kugu soo dhaweynayaan gac...
29/01/2020

Deal Done.
Nuune Osman Haji Dhamaan ciyaaryahanada iyo taageerayaasha Kooxda Fc Gaadiidka Waxay kugu soo dhaweynayaan gacmo furan.
Kusoo dhawaaw Fly Stars.

Wasiirka Wasaaradda Gaadiidka DGKGS Oo Maanta Kulan Qado Sharaf ah Gurigiisa Ugu Sameeyey Cayaartoyda Kooxda Gaadiidka o...
23/01/2020

Wasiirka Wasaaradda Gaadiidka DGKGS Oo Maanta Kulan Qado Sharaf ah Gurigiisa Ugu Sameeyey Cayaartoyda Kooxda Gaadiidka oo isu Diyaarinaya in Maalinta Beri ah Ay Cayaaraan Final ka Tartanka
Dheh Saar Page ka Kooxda.

Tageeriyaasha f.c gaadiidka oo diyaar garow hoogan ay ku jiraan fiinalka
23/01/2020

Tageeriyaasha f.c gaadiidka oo diyaar garow hoogan ay ku jiraan fiinalka

Diyaaar garowga ciyaaarta finalka
23/01/2020

Diyaaar garowga ciyaaarta finalka

Address

Baydhabo

Website

Alerts

Be the first to know and let us send you an email when Tagyeeriyaasha f.c gaadiidka posts news and promotions. Your email address will not be used for any other purpose, and you can unsubscribe at any time.

Share

Category