KIRO UJOOG ONLINE BERBERA

KIRO UJOOG ONLINE BERBERA guryo tayo leh , qurrux badan 'ibinta alaabta celiska ah iyo baaburta noogu kaalay soona dhawaw

09/12/2025

Macmiil fadlan hadad hayso guryo kiro ah ilaso xidhiidh waxaan hayaa dad u baahan guryo ay kiraystaan KIRO UJOOG ONLINE BERBERA

24/11/2025

DHUL IIBA AH
ZONE:WMC
Udhow guryaha 300 ee cusub ee magalo cad
CABIRKA:50x50M
Qiimaha:3000$

15/09/2025

Dhul iib ah oo jaanis ah

Goobta:gunburta agteeda plot no:BA
Cabirka :50X50M
Qiimaha:24000$
Baayacaadna way ka furantay
Sharci leh laydh iyo biyuhuna way gaadheen

19/05/2025

Macmiil hadad donayso inaad xagaa baxdo waxaan kuu haynaa baabuur basas ah iyo dhaynayaal ah oo qiime ku raali gelinaya ee ha moogaan alaabtana waa laguu furfurayaa laguuna rarayaa

Guri iib ah oo sadex qol ahHargaysa-somalilandQiimaha:35000$Goobta: shiik mubarig cumar laws leh agtiisa
10/05/2025

Guri iib ah oo sadex qol ah
Hargaysa-somaliland
Qiimaha:35000$
Goobta: shiik mubarig cumar laws leh agtiisa

28/04/2025

Guri iib ah sadex qol ah
Xaafada:burco shiikh
Udhaw:sariibada burco shiikh
Qiimaha:$12000
Baayaadna way ka furantay

17/04/2025

_______Dhul iib ah______
Laba baloodh oo iib ah
Goobta:garon cabdale dhinaca bada
Qiimaha:midkiiba $25000
Baayacadna way ka furantay

17/04/2025

Fadhi celis ah oo iib ah
Berbera-somaliland
Qiimaha:$100

Address

Berbera
Berbera

Telephone

+252634783223

Website

Alerts

Be the first to know and let us send you an email when KIRO UJOOG ONLINE BERBERA posts news and promotions. Your email address will not be used for any other purpose, and you can unsubscribe at any time.

Contact The Business

Send a message to KIRO UJOOG ONLINE BERBERA:

Share