13/10/2025
๐ข OGAYSIIS MUHIIM AH! ๐โ๏ธ
Waxaan ogaysiinaynaa dhammaan macaamiisheena sharafta leh in si dardar leh ay u socoto qabashada dukumiintiyada Xajka sanadka 1447 / 2026.
โณ Fursaddu waa xadidantahay, ee ha moogaanin!
๐ Xafiiska SAJ Travel & Tourism wuxuu ku yaal Bosaso, wadada Airport-ka, kasoo horjeedka Wakaaladda Biyaha Gumco Co.
๐ Nagala soo xiriir:
+252 907 055 550
+252 907 222 227
+252 906 801 953
๐ง Email: [email protected]
SAJ Travel & Tourism โ Adeeg lagu kalsoon yahay, Xaj & Cumro fudud oo hufan! ๐โจ
Saj Travel & Tourism wa shirkad ku Takhasustay Arrimaha socdaalka Xajka iyo Cumrada Waxan Diyaar idinku la Nahay Adeeg Hufan iyo Tikidyo Qiimo Jaban Dalka Gudihisa iyo Dibadisaba
waxa kale oo inoo dheer Sosarista Fisoyinka dal ku galka