Hiil iyo Ogaal

Hiil iyo Ogaal Waxaan Kugu Soo Dhaweyn Adeeg Tayo Leh, Shaqaale carbisan iyo Qiimo Jaban. Xarunta 77 Business Center , waxa ay ku taal Degmada Dangorayo iyo dhammaan Puntland.

Waxan ka shaqaynaa
1. Kiraynta Guryaha
2. iibinta dhulka
3. iibinta Baaburta
4. IWM

24/03/2025

😭😭😭😭😭Daawo" Tani waa magaladii Africa ugu quruxbadaneyd Khartoum, sudan oo si xun uburburtay... see more

04/01/2025

WACYI GELINTU WAA WAXA UGU MUHIIMSAN
WAA TALAABO LA MAHADIYEY IN DEEGANADA UDHOW BUURAHA LA SIIYO WACYI GELINO IS DABA JOOGA

Shout out to my newest followers! Excited to have you onboard!
02/01/2025

Shout out to my newest followers! Excited to have you onboard!

02/01/2025

goorma doorbidaa inaa aamisto🥰?

02/01/2025

Dhismaha Buundada isku xirta Laamiga wayn iyo hospital wayn ee Garowe oo maraaya meel fiican.

02/01/2025

GOBANIMO U HALGAN

Faafaahinno dheeraad ah ayaa waxa ay kasoo baxaysaa duqeyn cirka ah oo laga fuliyya maanta   Buuralayda gobolka bari  ga...
02/01/2025

Faafaahinno dheeraad ah ayaa waxa ay kasoo baxaysaa duqeyn cirka ah oo laga fuliyya maanta Buuralayda gobolka bari gaar ahaan Togga Daylaan iyo Ceelka Ileed, waxaan halkaasi lagu burburiyay saadkii Argagixisadda Daacish.

Ilo-wareedyo rasmi ayaa nooxaqiijiyay in duqeynta lagu dilay 12 ruux.

FOLLOW PAGE

02/01/2025

GOOR DHOW WAXAAN BAAHIN DOONA XOGA MUHIIMA OO KU SAABSAN SOO AFJARKA KHAWAARIJTA DAACISH EE BUURALEYDA PUNTLAND IYO HOWLGALKA CIIDANKA DIFAACA PUNTLAND 🇸🇱 EE HILAAC

FOLLOW PAGE

02/01/2025

xasuuq baaa ka dhacey😳😳😳

01/01/2025

waxaa la dhehaa taariikhda toban sano guurka ah waxaa dhaca ma siibooyin baahsan halka seynis yahamadu ka dhehaan waxaa is badasha cimilada
TUSAALE :-
1:-sanadkii 1994:- waxaa dhacay dagaaladii koonfur iyo waqooyi iyo xasuuqyo dowlad degaanka ka dhacey
2:-sanadkii 2004 waxaa dhacey masiiboyinkii sulaamigii iyo roobab geystey khasarayaal farabadan
3:-sanadkii 2014 waxaa dhacey qaraxii soobe oo ay ku nafwaayeen kumanan umada iyo dhacdooyin kale
4:-sanadkii 2024 waxaa dhacey dagaalo sokeeyo sida kii dhulbahante iyo isaaq leelkase iyo sacad iyo dagaalo weli socda

alla waxaan ka baryeyna sanadkan cusub in uu inoo ka dhigo sanad kheyr badan oo amni iyo barwaaqo ah AAMIIN

23/12/2024

hilibkiisi buu cuney nin hagradey dhunlkiise✋🌏

Address

Dangorayo
Garowe

Website

Alerts

Be the first to know and let us send you an email when Hiil iyo Ogaal posts news and promotions. Your email address will not be used for any other purpose, and you can unsubscribe at any time.

Contact The Business

Send a message to Hiil iyo Ogaal:

Share