19/06/2026
🌙 CUMRADA WAA FURANTAY 🌙
Guddoomiye ku xigeenka Shirkadda Nugaal Travel & Tourism Agency, ahna Maamulaha Kaafi Travel Agency, ayaa ku dhawaaqay in ay furantahay Cumradu, isla markaana la qaadayo dufcaddii ugu horreysay ee baxaysa 5 July.
Wuxuu sidoo kale sheegay in bil kasta 5-ta ay shirkaduhu qaadi doonaan dufcad Cumro ah, si loo fududeeyo dadka doonaya inay gutaan cibaadadaas barakaysan.
📞 Kala xidhiidh:
📍 Garoowe
+252 907 794 557
+252 907 748 610
+252 907 887 069
📍 Boosaaso
+252 907 772 773
NUGAAL Travel & Tourism Agency
✨ Safar Barako Leh ✨