Maqsut Travel Agencey

Maqsut Travel Agencey kusoo dhowow macamiil Maqsut Travel Agency. Page keena Like Saar si aad ula socoto qiimaha duulimaadk

Waqti kooban iyo qiimo kuraaligaliya kuhel Dalku galka "VISA" Dalka Kenya, Nalagala Sooxirir,  907 900 501 +252905557999
05/04/2025

Waqti kooban iyo qiimo kuraaligaliya kuhel Dalku galka "VISA" Dalka Kenya,

Nalagala Sooxirir, 907 900 501 +252905557999

🇰🇪 Kenya E-Visa – Get Approved in Just 5 Days! 🇰🇪 Planning a trip to Kenya? Maqsut Travel Agency makes it easy with our fast and affordable Kenya E-Visa service! Enjoy hassle-free processing and receive your visa approval within just 5 days—no long waits or expensive fees.

Macmiil kusoo dhawoow Gacmo furan 🤝
12/03/2025

Macmiil kusoo dhawoow
Gacmo furan 🤝

Waxaan dhamaan dadka muslimiinta ah, gaar ahaan ummadda Soomaaliyeed meel walba oo ay caalamka ka joogaan ugu hambalyeyn...
28/02/2025

Waxaan dhamaan dadka muslimiinta ah, gaar ahaan ummadda Soomaaliyeed meel walba oo ay caalamka ka joogaan ugu hambalyeynaynaa dhalashada bisha barakeysan Ee Ramadaan.

Waa Maqsut Travel Agencey oo idinleh 🌙

Ramadan kareem.Dhamaan umadda muslimiinta gaar ahaan umadda somaliyed waxaan ugu hambalyeyneena curashada bisha barakeys...
11/03/2024

Ramadan kareem.

Dhamaan umadda muslimiinta gaar ahaan umadda somaliyed waxaan ugu hambalyeyneena curashada bisha barakeysan ee Ramadan.

Markastaa ubaahato safar si walwal la'aan ah ulasoo xiriir lamberada shirkada duulimaadka Maqsut Travel Agencey. waxaa h...
07/11/2023

Markastaa ubaahato safar si walwal la'aan ah ulasoo xiriir lamberada shirkada duulimaadka Maqsut Travel Agencey.

waxaa hubaal ah inaad heli doonto ticket ama viso deg deg ah, weliba qiimo dhimis fiican leh.

Adeeg 24/7 ah ayaad naga helayaan macaamiishena.

Safarkaga aan kuufududeeno ee nala soxidhiidh
22/09/2023

Safarkaga aan kuufududeeno ee nala soxidhiidh

Nala sooxidhiidha
22/09/2023

Nala sooxidhiidha

Dhamaan umada muslimka ah gaar ahaan umada somaliyeed waxan ugu hambalyeynayaa ciidul fitriga.Ciid wanaagsan
20/04/2023

Dhamaan umada muslimka ah gaar ahaan umada somaliyeed waxan ugu hambalyeynayaa ciidul fitriga.

Ciid wanaagsan

Shirkada Maqsut Travel Agencey  waxay kuu fududeeneysa safarkaga.Wixii faahfaahin ah lasoo xiriir lamberada kuumuuqda.
10/04/2023

Shirkada Maqsut Travel Agencey waxay kuu fududeeneysa safarkaga.
Wixii faahfaahin ah lasoo xiriir lamberada kuumuuqda.

Fursad qaaliya.Visaha dalkugalka Kenya iyo Uganda iyo ticketyadooda ayeynu qiimo dhimis weyn kusameenay. Ka faaiideyso m...
08/04/2023

Fursad qaaliya.

Visaha dalkugalka Kenya iyo Uganda iyo ticketyadooda ayeynu qiimo dhimis weyn kusameenay. Ka faaiideyso macamiil oo nala soo xiriiir.

Qiimo jaban iyo waqti kooban.Nala soo xiriir Macmiil...
25/03/2023

Qiimo jaban iyo waqti kooban.

Nala soo xiriir Macmiil...

Waxaa diyaara Visaha caafimaadka Dalka Hindiya. Qiimuhu waa jaban yahay waqtiguna waa kooban yahayMacmiil sodhowow oo na...
25/03/2023

Waxaa diyaara Visaha caafimaadka Dalka Hindiya.
Qiimuhu waa jaban yahay waqtiguna waa kooban yahay
Macmiil sodhowow oo nala so xiriir

Address

Garowe

Opening Hours

Monday 06:00 - 17:00
Tuesday 06:00 - 17:00
Wednesday 06:00 - 17:00
Thursday 06:00 - 17:00
Saturday 06:00 - 17:00
Sunday 06:00 - 17:00

Telephone

+252907900501

Alerts

Be the first to know and let us send you an email when Maqsut Travel Agencey posts news and promotions. Your email address will not be used for any other purpose, and you can unsubscribe at any time.

Contact The Business

Send a message to Maqsut Travel Agencey:

Share

Category