26/05/2026
Eidul Adxa Mubaarak
Waxaan munaasabadda barakaysan ee Ciidul Adxaa awgeed hambalyo iyo bogaadin u dirayaa dhammaan Ummadda Soomaaliyeed meel kasta oo ay joogaan.
Waxaan Eebbe ka baryayaa inuu inagu gaarsiiyo ciidan ciiddeeda nabad, caafimaad, barwaaqo iyo bashbash, kana yeelo mid khayr iyo kheyr badan u horseeda dalkeenna iyo dadkeenna.
Ciid Wanaagsan, Ciid Mubaarak.