Safa Travel And Tourism Agency

Safa Travel And Tourism Agency Contact information, map and directions, contact form, opening hours, services, ratings, photos, videos and announcements from Safa Travel And Tourism Agency, Travel Company, Garowe.

.......................BISHAARO........................Shirkada Safa Travel And Tourism  Agency  waxa ay idinkugu bishaa...
08/03/2025

.......................BISHAARO........................

Shirkada Safa Travel And Tourism Agency waxa ay idinkugu bishaaraynaysaa inay soo kordhisay visaha wadamada Kenya Uganda Pakistan iyo India south sudan turkey iyo Belarus.
BALANTEENU WAA ADEEG HUFAN IYO DEG-DEGSIIMO.
Waxii faah faahina kala soo xiriir:
Tell: 252-907090863
Email: [email protected]

Safa Travel And Tourism  Agency   WAA ADEEG HUFAN IYO DEGDEGSIIMO.Phone: 252-907484041
14/10/2024

Safa Travel And Tourism Agency
WAA ADEEG HUFAN IYO DEGDEGSIIMO.
Phone: 252-907484041

.......................BISHAARO........................Shirkada Safa Travel And Tourism  Agency  waxa ay idinkugu bishaa...
28/07/2024

.......................BISHAARO........................

Shirkada Safa Travel And Tourism Agency waxa ay idinkugu bishaaraynaysaa inay soo kordhisay visaha wadamada Kenya Uganda Pakistan iyo India.
BALANTEENU WAA ADEEG HUFAN IYO DEG-DEGSIIMO.
Waxii faah faahina kala soo xiriir:
Tell: 252-907484041
Email: [email protected]

04/07/2024

.....................BISHAARO....................

Shirkada Safa Travel And Tourism Agency waxa ay idiin soo kordhisay Visayaasha wadamadan kala duwan iyo adeega cargo.
《BALANTEENU WAA ADEEG HUFAN IYI DEG DEGSIIMO》
faah faahina nagala soo xiriir
Phone: 252-907484041/ 252906630194
Email: [email protected]

Saadaali kulanka champion leaga oo ku Guulayso ticket free  oo ah mogadisho to garowe mogadisho to hargaisa ama $50 nasi...
01/06/2024

Saadaali kulanka champion leaga oo ku
Guulayso ticket free oo ah mogadisho to garowe mogadisho to hargaisa ama $50 nasiib wacan.
Sharaduuha lagaa rabo inaad buuxiso si aad ugu mid noqoto guulaystayaasha
👍Like garee page ka
💬Commentinga ku soo qor sadashada
↪️Share garee postiga

Qofka ugu horeeya ee si saxan u saadaaliya sharuudaha kor ku xisana buuxiya ayaa noqon doona guulaystaha saadaashu waxay ku egtajay intayna ciyaartu bilaaban wacan

Wixii faahfaahin dheerad ah
Tell📞90-7484041
Email: [email protected]

24/05/2024

Shirkada Safa Travel And Tourism Agency
Waxa ay idin leedahay kusoo dhawaada safar qiimo jaban maalmaha fasaxa "holidays" iyo eidaha "festivals"
BALANTEENU WAA ADEEG HUFAN IYO DEG-DESSIIMO.
Waxii faah faahina nagala soo xiriir
Phone: 252-907484041
Email: [email protected]

Travel Company

................... ......BISHAARO...........................Shirkada Safa Travel And Tourism Agency  waxa ay idinkugu b...
18/05/2024

................... ......BISHAARO...........................
Shirkada Safa Travel And Tourism Agency waxa ay idinkugu bishaaraynaysaa inay soo kordhisay dalxiiska wadanka gudahiisa sida:




ADEEG HUFAN WAA ASTAANTEENA
Waxii faah faahina nagala soo xiriir:
Phone: 252-907484041
Email:[email protected]

Shirkada Safa Travel And Tourism Agency  waxay idiin haysaa adeeg hufan oo damaanad leh.Adeegyada aad naga helaysid:    ...
10/05/2024

Shirkada Safa Travel And Tourism Agency waxay idiin haysaa adeeg hufan oo damaanad leh.
Adeegyada aad naga helaysid:


rents
travel
visit
education
BALANTEENU WAA ADEEG HUFAN IYO DEG DEGSIIMO
Nagala soo xiriir
Phone: 252907484041
Email: [email protected]

OGAYSIIS Safa Travel And Tourism Agency  waxaan ogaysiisaynaa Dhaman macaamiisheena in qiima dhimis balaaran visaha Ugan...
17/04/2024

OGAYSIIS Safa Travel And Tourism Agency waxaan ogaysiisaynaa Dhaman macaamiisheena in qiima dhimis balaaran visaha Uganda.
HADA HEL HADA DALBO WAA ASTAANTENA.

hufan iyo deg degsiimo
Waxii faah faahinoo intaa dheer
Kala xiriir:
+252907484041
[email protected]

DAALO AIRLINESSome Days: SATURDY &MONDAYNAIROBI-MOQDISHO-GAROWEGAROWE-MOGDISHO-NAIROBIHARGAISA-GARISA-NAIROBISafa Travel...
17/04/2024

DAALO AIRLINES
Some Days: SATURDY &MONDAY

NAIROBI-MOQDISHO-GAROWE

GAROWE-MOGDISHO-NAIROBI

HARGAISA-GARISA-NAIROBI
Safa Travel And Tourism Agency
Adeeg hufan iyo deg degsiino
+252907484041

Address

Garowe

Website

Alerts

Be the first to know and let us send you an email when Safa Travel And Tourism Agency posts news and promotions. Your email address will not be used for any other purpose, and you can unsubscribe at any time.

Shortcuts

Share

Category