21/07/2026
π HAMBALYO! War Farxadda Leh βοΈ
Waxaan si rasmi ah ugu faraxsanahay inaan idinla wadaagno in duulimaadyadii Dubai β Garowe dib loo bilaabay.
β
Dubai β Garowe
β
Garowe β Dubai
Haddii aad qorsheynayso safar shaqo, dalxiis ama booqasho qoys, hadda waa waqtigii aad booskaaga sii qabsan lahayd.
π Address:
Jidka 30ka Garowe, kasoo horjeedka Hotel Towxiid ama u dhow Warshadda Rootiga Kismaayo.
π Contact:
+252 907 741 940
+252 90 427 2727
βοΈ Towfiiq Travel Agency
Safarkaaga waa mudnaanteenna.