Kafi Travel & Cargo Agency

Kafi Travel & Cargo Agency Contact information, map and directions, contact form, opening hours, services, ratings, photos, videos and announcements from Kafi Travel & Cargo Agency, Travel Company, Mawlaca, Garoe , Puntland, Garowe.

▪︎Shirkadda Kafi ee hajjka iyo cumradda waxay idiin haysaa Adeegyaddii Hajjka iyo Cumradda.

▪︎Sidokale waxaan meesha ka maqnayn adeegyada ▪︎qaadista Alaabaha Cargo-ga.🇸🇴

20/06/2026

🌙 CUMRADA WAA FURANTAY 🌙

Maamulaha Kaafi Travel Agency ayaa ku dhawaaqay in ay furantahay Cumradu, isla markaana la qaadayo dufcad cusub oo baxaysa 5 July.

Wuxuu sidoo kale sheegay in bil kasta 5-ta ay shirkaddu qaadi doonto dufcad Cumro ah, si loogu fududeeyo dadka doonaya inay gutaan cibaadada Cumrada.

📞 Kala xidhiidh:
+252 907 748 610

Kaafi Travel Agency
✨ Safar Barako Leh ✨

Maanta waxaa inoo furmay visisayashi cumrada waxaana baxaya Groupka ugu horeeya dhawaan insha allah
31/05/2026

Maanta waxaa inoo furmay visisayashi cumrada waxaana baxaya Groupka ugu horeeya dhawaan insha allah

31/05/2026

🕋 CUMRADU WAY FURANTAHAY 🕋

Shirkadda Kaafi Travel & Agency waxay ku bishaaraynaysaa dhammaan muslimiinta in diiwaangelinta Cumrada la furay.

Waxaan idiin haynaa adeegyo dhammaystiran oo ay ka mid yihiin:

✈️ Tigidhada safarka
🏨 Hudheello tayo leh oo ku yaalla Makkah iyo Madiina
🚌 Gaadiid iyo basas casri ah
🕌 Hagid iyo daryeel inta safarku socdo
👳‍♂️ Sheekh ku wehelinaya safarka si aad cibaadadaada ugu gudato si deggan oo sax ah

Waxaan kuu ballanqaadaynaa adeeg hufan, ammaan ah iyo qiimo macquul ah.

📞 Kala xiriir hadda:
+252 907 748 610

Kaafi Travel & Agency
"Safarkaaga Cibaadada, Waa Mas'uuliyaddeenna."

اللهم ارزقنا عمرةً مقبولةً وسعياً مشكوراً وذنباً مغفوراً.@

27/05/2026

Guddoomiyaha Shirkadda Kaafi Travel Agency, Sheekh Cabdifataax (Abuu Maxamed), ayaa fariin muhiim ah u diray Xujayda iyo dhammaan Muslimiinta, isagoo ku baraarujinaya weynida iyo fadliga Maalinta Naxriga, kana dardaarmaya ka faa’iidaysiga maalintan barakaysan ee Alle korreeye si gaar ah u sharfay.

Maamulka iyo Shaqaalaha Kafi Travel Agency waxay dhammaan macaamiishooda, shacabka Soomaaliyeed iyo guud ahaan ummadda M...
26/05/2026

Maamulka iyo Shaqaalaha Kafi Travel Agency waxay dhammaan macaamiishooda, shacabka Soomaaliyeed iyo guud ahaan ummadda Muslimiinta ah u dirayaan hambalyada munaasabadda barakaysan ee Ciidul Adxaa.

Waxaan idiin rajaynaynaa ciid farxad, nabad, caafimaad iyo barwaaqo leh.

Ciid Mubaarak 🌙✨

20/05/2026

Carafa oo dhan waa mowqif waxaad ku dadaashaa digriga iyo ducada kana fagow ciriirka iyo aad aado buurta qorax aad kulul ayaa jirta xaaji

13/12/2025
18/11/2025

🎞 waxaa farxad Noo ah cawa inaan halkan ku sagootinayno Dardaaran iyo hidaayaad ku siinayno Mutamiriinta Bari baxaysa 18 Nov 2025 waa Groupk 5ªªd bacdal xaj aan Dirayno ,Groupkan waxa inoogu xigi doona Group yada cumrada fasaxa waxa baxaya saddex duulimaad oo toos ah ,Flight ka koowad 13 Dec, Fligt 2aad 15 Dec, Fligt 3aad 24 December Hana laga faaidaysto insha allah

Sidoo kale waxaa inoogu xigi doona Cumradii weynayd uguna fadliga badnayd ee bisha ramadaan waxii faah faahina ama is diwaan galina kala xiriir.......... 0907748610 / 907824537

28/10/2025

Ogaysiis Muhiimha ah

Shirkada Kafi Travel hajj&umrah Waxay Maacamiisheeda sharafta leh ogaysiinaysaa in ay furantahay isdiiwaan galinta cumrada fasaxa ah ee bilaha December iyo January

Flight1 13 December 2025
Flight2 15 December 2025
Flight3 29 December 2025

Kala xariir .........
+2520907748610
+2520907799949
+2520907824537
Kafi Travel & Cargo Agency

Mahadsanid

Address

Mawlaca, Garoe , Puntland
Garowe

Alerts

Be the first to know and let us send you an email when Kafi Travel & Cargo Agency posts news and promotions. Your email address will not be used for any other purpose, and you can unsubscribe at any time.

Shortcuts

Share

Category