Wasaaradda Warfaafinta Puntland

Wasaaradda Warfaafinta Puntland Puntland Ministry of Information, Communication and Cultural Tourism

Ciidamadan Snipers" ka ah ayaa ka mid ahaa Dufcadda 4-aad ee maanta tababarkooda la soo xiray,
26/04/2025

Ciidamadan Snipers" ka ah ayaa ka mid ahaa Dufcadda 4-aad ee maanta tababarkooda la soo xiray,

26/04/2025

Muqaal Soo Koobayah : Tababarka Sare ee Loo Soo Xiray Dufcadda 4-aad ee Ka Tirsan Ciidanka PMPF

GO’AANO CULUS OO LA XIRIIRA Hawlgalka Ciribtirka Argagixisada ee Puntland.
24/04/2025

GO’AANO CULUS OO LA XIRIIRA Hawlgalka Ciribtirka Argagixisada ee Puntland.

Wasiirka Warfaafinta Puntland Maxamuud Caydiid Dirir oo ka qayb galay Shirweynaha Maalgelinta Caafimaadka Puntland
21/04/2025

Wasiirka Warfaafinta Puntland Maxamuud Caydiid Dirir oo ka qayb galay Shirweynaha Maalgelinta Caafimaadka Puntland

20/04/2025

Calmiskaad Puntland Region, Somalia
January 25, 2025

The Front Lines of the Fight Against the Islamic State in Northern Somalia

A special report by The Washington Post
Headline: Killing of top ISIS militant casts spotlight on group's broad reach in Africa
Reported by: Katharine Houreld
Video Journalist: Joe Snell
Video and Photos: Carolyn Van Houten & Katharine Houreld

This report offers rare insights into the counterterrorism operations unfolding in the Puntland region of Somalia, highlighting both the intensity of the battle and the growing influence of ISIS across Africa.

“Democracy Dies in Darkness” — The Washington Post

Published: February 3, 2023

14/04/2025

Ciidamada Difaaca Puntland oo si toos ah u gudagalay dhammaystirka wejiga 3-aad ee ciribtirka Argagixisada Daac1sh.

Calmiskaad: Diyaargarowga Ciidankeenna geesiyaash ah oo dhameystiraya wejiga saddexaad ee Hawlgalka Ciribtirka Argagixis...
13/04/2025

Calmiskaad: Diyaargarowga Ciidankeenna geesiyaash ah oo dhameystiraya wejiga saddexaad ee Hawlgalka Ciribtirka Argagixisada ee Puntland ee ka socda buuralayda Calmiskaad, dadka deegaanka ee reer guuraaga ah h**e ayaan ula wadaagnay in ay ka fogaadaan deegaannada u dhow dhulka hawlgalku ka socdo iyo meelkasta oo ay u cararto Argagixisadu.

Waxaan si dhow ula soconaa in firxadka Argagixisada Daacish oo ka cararaya Hawlgalada cirka iyo dhulka in ay isku dayayaan in ay ku dhex dhuuntaan dadka shacabka ah ee reer guuraaga ah. Sidaasi darteed waxaa laga rabaa dadkeenna reer guuraaga ah in ay ka fogaadaan dhulkaasi hawlgalada ka socdaan.

𝐂𝐢𝐢𝐝𝐚𝐦𝐚𝐝𝐚 𝐃𝐢𝐟𝐚𝐚𝐜𝐚 𝐃𝐨𝐰𝐥𝐚𝐝𝐝𝐚 𝐏𝐮𝐧𝐭𝐥𝐚𝐧𝐝 𝐨𝐨 𝐇𝐚𝐰𝐥𝐠𝐚𝐥𝐥𝐨 𝐊𝐚 𝐒𝐚𝐦𝐞𝐞𝐲𝐚𝐲 𝐂𝐞𝐞𝐥𝐤𝐚 𝐁𝐚𝐜𝐨𝐨𝐥 𝐞𝐞 𝐓𝐨𝐠𝐠𝐚 𝐌𝐢𝐢𝐫𝐚𝐚𝐥𝐞𝐌𝐢𝐢𝐫𝐚𝐚𝐥𝐞: 𝟔 𝐚𝐩𝐫𝐢𝐥 ,𝟐𝟎𝟐𝟓:-cii...
06/04/2025

𝐂𝐢𝐢𝐝𝐚𝐦𝐚𝐝𝐚 𝐃𝐢𝐟𝐚𝐚𝐜𝐚 𝐃𝐨𝐰𝐥𝐚𝐝𝐝𝐚 𝐏𝐮𝐧𝐭𝐥𝐚𝐧𝐝 𝐨𝐨 𝐇𝐚𝐰𝐥𝐠𝐚𝐥𝐥𝐨 𝐊𝐚 𝐒𝐚𝐦𝐞𝐞𝐲𝐚𝐲 𝐂𝐞𝐞𝐥𝐤𝐚 𝐁𝐚𝐜𝐨𝐨𝐥 𝐞𝐞 𝐓𝐨𝐠𝐠𝐚 𝐌𝐢𝐢𝐫𝐚𝐚𝐥𝐞

𝐌𝐢𝐢𝐫𝐚𝐚𝐥𝐞: 𝟔 𝐚𝐩𝐫𝐢𝐥 ,𝟐𝟎𝟐𝟓:-ciidamada difaaca dawladda Puntland oo hawlgallo lagu baadi goobayo firxadka kooxaha argagixisada Daacish ka sameeyay ceelka Bacool ee togga Miiraale.

Ciidamada ayaa intay hawlgallada kujireen gacanta ku dhigay 6-kamida gaadiidka Buuraha(𝐀𝐖𝐑) oo ay isticmaali jireen kooxaha ku dhuumaalaysanaya Calmiskaad gaar ahaan aagga Miiraale.

Sidookale ciidamadu waxay gubeen 𝐭𝐚𝐥𝐢𝐬𝐲𝐨 kooxahu ay ku lahaayeen Bacool dhinaca kalana waxay gaareen talisyo ay duqeeyeen saaxiibada dhanka cirka ka saacidaya hawlgalka 𝐇𝐢𝐥𝐥𝐚𝐚𝐜 halkaas oo lagu gaarsiiyay argagixisada jab xooggan.

Ciidamadu intii ay kujireen hawlgallada majirto wax iska caabin ah oo ay kala kulmeen argagixisada, Duleedka Miiraale oo ahaa taliskii udanbeeyay ee kooxaha taagta daran kulahaayeen Calmiskaad oo aysan iska caabin kuwajihin ciidamadu ayaa muujinaysa jabka gaaray argagixisada taas oo ka dhigan dhammaadka kooxda Daac1sh ee Puntland iyo gabogabada wajiga 3-aad oo meel fiican maraysa.

=========𝐃𝐇𝐀𝐌𝐌𝐀𝐀𝐃========

06/04/2025

Madaxweyne H.E Said Abdullahi Deni
ayaa maanta qaabilay Taliyaha Hawlgalada Gaarka ah ee Maraykanka ee Bariga Afrika, Colonel ED Norris iyo wafdi uu hoggaaminayo oo booqasho ku yimid magaaladda Boosaaso.

  : Bannaanbax lagu  taageerayo ciidanka Dawlada Puntland ee hawlgalka Ciribtirka Argagixisada ee Calmiskaad, ayaa  ka d...
01/04/2025

: Bannaanbax lagu taageerayo ciidanka Dawlada Puntland ee hawlgalka Ciribtirka Argagixisada ee Calmiskaad, ayaa ka dhacay Garoonka Kubadda Cagta ee Mire Awaare ee magaalada Garoowe, kumanaan shacab ah iyo madaxda dawlada oo uu hogaaminayo madaxweyne kuxigeenka Dowladda Puntland mudane Ilyaas Cismaan Lugatoor ayaa isku arkay madashaas oo ah mid ballaaran oo ay wadajir usoo qaban qaabiyeen Wasaaradda Warfaafinta Puntland iyo Dawladda Hoose ee Garoowe.

01/04/2025

TOOS - Shacabka Caasimadda iyo Taageerada Ciidanka Difaaca Puntland

30/03/2025

TOOS - Dabaal dega wada jirka ah ee shacabka iyo Ciidanka Dawlada Puntland

24/03/2025

Maxaa ka cusub Miraale iyo hawlgallada Joogtada ah ee Ciidamada Difaaca Puntlannd ka wadaan guud ahaan buuraha Calmiskaad?.

22/03/2025

Warbixin: Xudunta Hawlgalka Ciribtirka Argagixisada ee Puntland Bosaso Waxay tiir dhaxaad u ahaayeen Halganka iyo Taaakulada Ciidamda Puntland.

21/03/2025

FARRIIN: ‘’Ballantii Difaaca Dalka, Dadka & Diinta Waa La Fulinaya’’ 𝐂𝐢𝐢𝐝𝐚𝐦𝐚𝐝𝐚 𝐃𝐢𝐟𝐚𝐚𝐜𝐚 𝐏𝐮𝐧𝐭𝐥𝐚𝐧𝐝

20/03/2025

“Calmadow iyo Calmiskaad intaan ka xoreynayno Boosaaso ayaan joogayaa “ Madaxweyne H.E Said Abdullahi DeniH.oo maanta kulan la qaatay Haweenka Gobolka Bari.

Agaaasimaha guud ee Wasaarada Warfaafinta, Isgarsiinta, dhaqanka iyo Dalxiiska ee Dawlada Puntland Mudane Mohamed Isse O...
19/03/2025

Agaaasimaha guud ee Wasaarada Warfaafinta, Isgarsiinta, dhaqanka iyo Dalxiiska ee Dawlada Puntland Mudane Mohamed Isse Osman, ayaa caawa booqday Xarunta dhexe ee Daljir Garoowe oo uu ka socdo Barnaamijka Tartan Aqooneedka Warbaahinta Daljir ee Tartan iyo Tacliin.

Tartan iyo Tacliin ayaa caawa galay habeenkii 14’aad oo ah habeenka ugu danbeeya ee wareega 1aad.

Agaaasimaha ayaa bogaadiyey bahwadaagta ku midaysan Barnaamijka Tartan iyo Tacliin oo ah barnaamijka aqooneedka:

Address

Former Presidential Place/Main Street/1st August Village/Garowe Puntland/
Garowe

Alerts

Be the first to know and let us send you an email when Wasaaradda Warfaafinta Puntland posts news and promotions. Your email address will not be used for any other purpose, and you can unsubscribe at any time.

Contact The Business

Send a message to Wasaaradda Warfaafinta Puntland:

Share