Global Travel Agency and Cargo

Global Travel Agency and Cargo waxaad naga helaysaa Tikidada dalka iyo kuwa caalamiga ah oo qima macquula leh iyo adeeg dherada, nagu soo boqo xaruntayda kugu dhow.

ama si toosa uga gado Booking Global travel

Halkan ka akhriso Shuruudaha laga rabo hadii aad rabto in laguu xereeyo   Bikhtiyaa nasiibka Waddanka Maraykanka Lagu ga...
07/10/2021

Halkan ka akhriso Shuruudaha laga rabo hadii aad rabto in laguu xereeyo Bikhtiyaa nasiibka Waddanka Maraykanka Lagu galo oo sanad walba ay Nasiib u yeeshan dad gaaraya 50000 oo qof.

Hada soo dalbo oo nala soo xiriir
Whatsapp +252906859349

Waxaan idiin haynaa xeraynta  .    ee Wadanka Maraykanka oo sanad walba ay ku guulaystaan dad gaaraya  50000 oo qof caal...
07/10/2021

Waxaan idiin haynaa xeraynta . ee Wadanka Maraykanka oo sanad walba ay ku guulaystaan dad gaaraya 50000 oo qof caalamka oo dhan.

Hadaba soo booqo Xafiiskayga ama nala soo xiri
Whatsapp +252906859349

Mahad Sanidiin

Fursad Dahabi ah iyo deeq waxbarasho oo laguu qabo 100% (Full-Funded Scholarship) Deeqdan ayaa waxaa ku deeqay Bankiga  ...
11/02/2020

Fursad Dahabi ah iyo deeq waxbarasho oo laguu qabo 100% (Full-Funded Scholarship) Deeqdan ayaa waxaa ku deeqay Bankiga Ururka Iskaashiga Islaamka (Islamic Development Bank) waana waddomo aan ka mid nahay Soomaaliya ahaan.

Deeqdan waxbarasho ayaa isugu jirto heerar kala duwan sida Heerka 1 Aad ee Jaamacadda ( Bachelor Degree) Heerka 2 Aad ee Jaamacadda Master Degree , Heerka 3Aad ee Jaamacadda PHD.

Waxyaalaha laguu qabo waxaa kamida:
1. Jamacada freee ah
2. visaha free ah
3. Tikitka free ah
4. Guri free ah
5. Cuno free ah
6. Cafimaad free ah
7. Iyo lacago bile ah intaad jamacada dhiganaysid ah.

Xataa waxaa xereynkara Deeqdan waxbarasho xirfaddala kala duwan ee haysta Shahaadooyinka xirfadaha iyo shuruudaha laga rabo.

Deeqdan waxbarasho ayaa waxaa dhow wakhtiga ay dhacayso oo ah 28-02-2020.

Haddaba haddii aad u baahan tahay in si deg deg ah lagaaga caawiyo nala soo xiriir. 0907668405 / 0907756070

Mahadsanidiin. Wllkaga/ Wllasha aan ogayn gaarsi oo sii garay

Waxaaa idiin diyaara   Wadamadda hoos ku xusan: TURKEY ๐Ÿ‡น๐Ÿ‡ท                           INDIA ๐Ÿ‡ฎ๐Ÿ‡ณ MALAYSIA ๐Ÿ‡ฒ๐Ÿ‡พ                ...
23/01/2020

Waxaaa idiin diyaara Wadamadda hoos ku xusan:
TURKEY ๐Ÿ‡น๐Ÿ‡ท INDIA ๐Ÿ‡ฎ๐Ÿ‡ณ
MALAYSIA ๐Ÿ‡ฒ๐Ÿ‡พ KENYA ๐Ÿ‡ฐ๐Ÿ‡ช
BANGLADESH ๐Ÿ‡ง๐Ÿ‡ฉ UGANDA ๐Ÿ‡บ๐Ÿ‡ฌ
SOUTH AFRICA ๐Ÿ‡ฟ๐Ÿ‡ฆ
IYO WADAMO KALOO BADAN

Qiima Macquula iyo wakhti Kooban

Si aad warbixin dheerada u hesho nala soo xiriir ama WhatsApp: Puntland 0906859349, Somaliland 0634577657, Muqdisho 0614097909

Global Travel Agency and Cargo sii

SANAD WANGSAN MACAAMIISHEENA. 2020Waxaaa idiin diyaarinay Sanadkan adeegyo cusub iyo shaqo Tayo leh  Travel Agency and C...
01/01/2020

SANAD WANGSAN MACAAMIISHEENA. 2020

Waxaaa idiin diyaarinay Sanadkan adeegyo cusub iyo shaqo Tayo leh

Travel Agency and Cargo

Ethiopian Airlines waxay idiinku bishaarayn, in duulimaadya ay ku tegto   noqon doonaan  , Todabada casho usbuuc kasta.W...
25/10/2019

Ethiopian Airlines waxay idiinku bishaarayn, in duulimaadya ay ku tegto noqon doonaan , Todabada casho usbuuc kasta.

Wixi faah faahin ah nala soo xiriir
Xafiiska Garowe 0906859349

Global Travel Agency and Cargo

 : Qiime dhimis, Wakhti yar soconaaya. 20-Oct-2019. Shirkada   waxay soo saaraysaa qiimaha   oo Jaban01- Visa waxbarasho...
20/10/2019

: Qiime dhimis, Wakhti yar soconaaya. 20-Oct-2019.

Shirkada waxay soo saaraysaa qiimaha oo Jaban

01- Visa waxbarasho
02- Visa Dalxiis
03- Visa cafimaad

BOOQO XARUMAHA Hoos ku furan
0906859349
0614097909
0634577657

si aan warbixin full ah kuu siino nagala so xiriir whatsappkayga ama Callka

Ma doonaysaa inaad alaab lagaaga soo qaado dalka dibadiisa ama Gudahiisa Nala so xiriir xarumahayga  Kenya ๐Ÿ‡ฐ๐Ÿ‡ช Muqdisho ๐Ÿ‡ธ...
09/10/2019

Ma doonaysaa inaad alaab lagaaga soo qaado dalka dibadiisa ama Gudahiisa

Nala so xiriir xarumahayga Kenya ๐Ÿ‡ฐ๐Ÿ‡ช Muqdisho ๐Ÿ‡ธ๐Ÿ‡ด somaliland ๐Ÿ‡ฎ๐Ÿ‡ท Puntland ๐Ÿ‡ธ๐Ÿ‡ฑ

Travel Agency and Cargo

Wixii Faah Faahin ah nagala soo xiriir ciwaankayga  hoos ku qoran ๐Ÿ‘‡Global Travel Agency and Cargo
08/10/2019

Wixii Faah Faahin ah nagala soo xiriir ciwaankayga hoos ku qoran ๐Ÿ‘‡

Global Travel Agency and Cargo

Republic of Malawi    Qaybo kamida dalalka calamka ku Haynaa Si aad warbixin dheerada u hesho nala so xiriir
08/10/2019

Republic of Malawi

Qaybo kamida dalalka calamka ku Haynaa

Si aad warbixin dheerada u hesho nala so xiriir

Address

Guureeye
Garowe

Telephone

+252906859349

Website

Alerts

Be the first to know and let us send you an email when Global Travel Agency and Cargo posts news and promotions. Your email address will not be used for any other purpose, and you can unsubscribe at any time.

Contact The Business

Send a message to Global Travel Agency and Cargo:

Share

Category