Dhagax Kuure

Dhagax Kuure Soo booqo dhagax guure

28/10/2024

Sicir bararku xadhkuhuu goostay

18/10/2024

Yaa bixiyay amaradii ciidanka qaranka u horseeday jabka?

17/10/2024
14/10/2024

Sharcigu ha sareeyo
Halkay ku danbaysay

17/09/2024

Xasaanaddu maxay tahay?
Maxamed Abiib waxa uu xidhan yahay maalinkii 15aad

12/09/2024

Farriin ka timi Madaxwayne ku Xigeenka JSL

20/08/2024

Fashilka siyaasadda arrimaha dibedda !

17/08/2024

Dantii guud ee la bililiqaystay !

๐๐จ๐จ๐›๐ค๐ข๐ข ๐ฐ๐ฎ๐ฎ ๐›๐ข๐ฅ๐š๐š๐›๐ฆ๐š๐ฒ, ๐ฐ๐š๐ค๐ก๐ญ๐ข๐ ๐š๐ง ๐ค๐š๐ฅ๐š ๐ ๐ฎ๐ฎ๐ซ๐ค๐š ๐š๐ก: โฃ***********************************************โฃDhawaan waxa Wasaaradd...
12/08/2024

๐๐จ๐จ๐›๐ค๐ข๐ข ๐ฐ๐ฎ๐ฎ ๐›๐ข๐ฅ๐š๐š๐›๐ฆ๐š๐ฒ, ๐ฐ๐š๐ค๐ก๐ญ๐ข๐ ๐š๐ง ๐ค๐š๐ฅ๐š ๐ ๐ฎ๐ฎ๐ซ๐ค๐š ๐š๐ก: โฃ
***********************************************โฃ
Dhawaan waxa Wasaaradda Qorshaynta iyo Horumarinta Qaranka JSL ay ku baahisay bogeeda in qalab iyo gaadiid ay kala wareegtay Hay'ad magaceedu yahay ๐Œ๐€๐† ๐ข๐ง๐ญ๐ž๐ซ๐ง๐š๐ญ๐ข๐จ๐ง๐š๐ฅ oo ka shaqaysa miino saaarka, hay'adda oo ka laalaabatay Somaliland. โฃ
Wasaaradda Qorshayntu qalabka kulama ay wareegin xaruntooda, waxa se ay lagu wareejiyay xarunta Wasaarada Arrimaha Gudaha JSL , arrinkaas oo ka soo horjeeda Qodobka 36aad, faqraddiisa 3aad ee Xeerka Ururada Samafalka aan Dawliga ahayn, oo dhigaya, "Ururada Samafalka Caalamiga ahi wuxuu ku wareejinayaa Wasaaradda Qorshaynta iyo Horumarinta Qaranka dhamaan hantida iyo agabka xafiiska marka labada dhinac mid ka mid ahi go'aansado inuu soo afjaro hawl-galadii ururka". โฃ
โฃ
๐Œ๐š๐ฑ๐š๐š ๐ค๐ž๐ž๐ง๐š๐ฒ ๐ข๐ง ๐–๐š๐ฌ๐š๐š๐ซ๐š๐๐š ๐€๐ซ๐ซ๐ข๐ฆ๐š๐ก๐š ๐†๐ฎ๐๐š๐ก๐š ๐‰๐’๐‹ ๐š๐ฒ ๐ฅ๐š ๐ฐ๐š๐ซ๐ž๐ž๐ ๐ญ๐จ ๐ช๐š๐ฅ๐š๐›๐ค๐š? โฃ
Waxa lagu jiraa wakhti kala guur, waxa la isku dayayaa in dhamaan hantida guurtada iyo ma-guurtada ahba la dhaco. โฃ
Arrimaha ugu fududna waxa ka mid ah qalabka kala duwan ee haayaduhu ka tagaan marka ay dalka ka guurayaan, maa daama oo daba-galkoodu iska yaryahay. โฃ
๐‡๐š๐ฒ'๐š๐๐๐š๐ง ๐Œ๐€๐† ๐ˆ๐ง๐ญ๐ž๐ซ๐ง๐š๐ญ๐ข๐จ๐ง๐š๐ฅ ๐ฐ๐š๐ฑ๐š ๐š๐ฒ ๐–๐š๐ฌ๐š๐š๐ซ๐š๐๐๐š ๐€๐ซ๐ซ๐ข๐ฆ๐š๐ก๐š ๐†๐ฎ๐๐š๐ก๐š ๐ค๐ฎ ๐ฐ๐š๐ซ๐ž๐ž๐ฃ๐ข๐ฌ๐š๐ฒ, ๐ช๐š๐ฅ๐š๐›๐ค๐š๐ง ๐ก๐จ๐จ๐ฌ ๐ค๐ฎ ๐ฑ๐ฎ๐ฌ๐š๐ง: โฃ
1. (4) Gaadhi oo Landcruiser ah. โฃ
2. Laptopo tayadoodu aad u sarrayso. โฃ
3. Dhawr TV oo waawayn. โฃ
4. moobilo casri ah. โฃ
5. Kamarado duubis ah. โฃ
6. Printers oo casri ah. โฃ
7. Qasaalado, Talaagado, Shoolado, iyo Agab Gogol oo tiro badan.
8. Qalab Xafiiseed. โฃ
9. Qalab Jimcsi. โฃ
โฃ
Qalabkaas kor ku xusan, oo aan lagu soo bandhigin gudaha Wasaaradda Arrimaha Gudaha, sidoo kalena aan la sheegin qaabkii loola kala wareegay, iyo cidii lagu wareejiyay, dhamaantood gacanta uguma jiraan labada wasaaradood midna, umana ay soo gacan galin galin dawladda, si ay uga mid noqdaan hantida dawladdu leedahay. โฃ
Hase ahaatee, qalabkaas iyo gaadiidkaas ba waxa la wareegay ashkhaas gaar ah, waxaana ka wada shaqeeyay lunsiga hantidaas madaxda labada wasaaradood. โฃ
Sida muuqata, waxa lagu guda jiraa wakhti kala guur, Hanti-dhawrkii dalku ma shaqaynayo, sidoo kalena golayaashii sharci dajintu waxa ay ku mashquuleen olole iyo doorasho. โฃ
๐–๐š๐ฑ๐š ๐ฌ๐ข ๐ญ๐จ๐จ๐ฌ ๐š๐ก ๐ฎ ๐›๐ข๐ฅ๐š๐š๐›๐ฆ๐š๐ฒ ๐›๐ข๐ฅ๐ข๐ฅ๐ข๐ช๐š๐ฒ๐ฌ๐ข๐ ๐š ๐ก๐š๐ง๐ญ๐ข๐๐š ๐๐š๐ฐ๐ฅ๐š๐๐๐š. โฃ

09/08/2024

Address

Gebiley

Website

Alerts

Be the first to know and let us send you an email when Dhagax Kuure posts news and promotions. Your email address will not be used for any other purpose, and you can unsubscribe at any time.

Share

Category