Bacha Tourism

Bacha Tourism Contact information, map and directions, contact form, opening hours, services, ratings, photos, videos and announcements from Bacha Tourism, Tourist Information Center, Hargeisa.

14/07/2023
02/05/2021

BONNE NOUVELLE !!! HARRY UP !!!!
Bacha Travel Tourism Agency Djibouti✈️ organise un PACKAGE de AID-El-FITR à ISTANBUL du 10 au 18 MAI y compris:
- Navette Istanbul de l’Aéroport / Hôtel
- Hôtel 5 ETOILES à Istanbul
- Visite à Istanbul dans différents lieux touristiques
- Chambre pour une personne 300$ pour 7 nuits et 8 jours, petit déjeuner/déjeuner inclus.
- Chambre pour couple 580 $ - pour 7 nuits et 8 jours, petit déjeuner et déjeuner inclus
- Chambre pour 3 personnes 800$ pour 7 nuits et 8 jours, petit déjeuner et déjeuner inclus.
- Exclus Ticket +Visa+ Assurance(15days)
Avec Bacha Travel investir dans le Tourism c' est explorer, voyager, découvrir, s’aventurer le monde. A contacter 21355557/77865200.

Dalxiis Oo Daalkaaga Baro,  "Gacan Libaah Trip"
20/09/2020

Dalxiis Oo Daalkaaga Baro, "Gacan Libaah Trip"

Shirkada Dalxiiska iyo socdaalka Bacha Tour Waxay u Diyaarisay Dhamaan Ardayda Ka Qalinjabinaysa Jaamacadaha Dalka inay ...
19/09/2020

Shirkada Dalxiiska iyo socdaalka Bacha Tour Waxay u Diyaarisay Dhamaan Ardayda Ka Qalinjabinaysa Jaamacadaha Dalka inay u Diyaarisay Barnaamij La Magac Baxay "DALXIIS Oo DALKAAGA BARO" iyada Oo Ardaya Lagayn Doono Dhamaan Goobaha Dalxiis Ee Dhamaan Gobolada Somaliland, Fadlan la so Xidhiidh Xafiiska oo ku yaala Dhismaha Kasoo Horjeedka Deero Mall, Tel: 063-4536015

Bacha TourismDalxiis Oo Baro DalkaagaShirkadu waxay idiin haysaa safar gacan libaax ah oo aad u qiimo jaban macmiil ka f...
13/08/2020

Bacha Tourism
Dalxiis Oo Baro Dalkaaga

Shirkadu waxay idiin haysaa safar gacan libaax ah oo aad u qiimo jaban macmiil ka faaidayso Fursadan dahabiga ah oo nala dalxiis

Bixi 15$ Oo Hel
1: Cuno iyo cabitaan
2: Camera Picture
3: Gaadiid Heer Sare Ah

Faahfaahin Nagala soo xidhiidh
063-4536015 // 063-4969693

Dalxiis Oo Baro DalkaagaMacmiil Waxa Noosoo idlaaday Safarkii Laasgeel oo aanu u kaxaynay bulsho kala duwan oo midba Mid...
13/08/2020

Dalxiis Oo Baro Dalkaaga

Macmiil Waxa Noosoo idlaaday Safarkii Laasgeel oo aanu u kaxaynay bulsho kala duwan oo midba Midka kale uusan garanayn dhamaantood waxay kasoo faaideen safarkaa in mid kastaa in uu kusoo barto asxaab kala duwan iyo barashada dbulkiisa hooyo Laasgeel waa goob qadiimi ah.

Macmiil ku xidhnoow shirkadda Bacha Tourism
Nala Dalxiis Oo Nala Baro Dalkeena

Call Info
063-4536015 // 063-4969693
Email: [email protected]
Locatiom: Omer Haashi Building Hargeisa Somaliland

Dalxiiso Oo Dalkaaga BaroMacmiil Ku Xidhnoow Shirkadda Bacha Tourism Ku Dalxiiska Dhulkaaga Hooyaa Horta Laga Bogtaayo B...
11/08/2020

Dalxiiso Oo Dalkaaga Baro

Macmiil Ku Xidhnoow Shirkadda Bacha Tourism
Ku Dalxiiska Dhulkaaga
Hooyaa Horta Laga Bogtaayo
Baryo Laysku Hawlaa

Nala Dalxiis Oo Nala Baro Dhulkeena

Wixii Faahfaahin ah Kala Soo xidhiidh Shirkadda Bacha Tourism

Tell: 063-4536015
Email: [email protected]

29/07/2020

BACHA TOURISM - * DALXIIS OO BARO DALKAAGA *-Djibouti
Célébrez Eid -AL-ADHA avec nous a ÎLE MOUCHA et avec vos proches et vivez une expérience unique pour passer les plus beaux moments avec le meilleur tourisme d'aventure de qualité et de prix, s'il vous plaît dépêchez-vous, les places sont limitées.
* Vous servir est notre privilège* - * EID MUBARAK*

Address

Hargeisa
252

Website

Alerts

Be the first to know and let us send you an email when Bacha Tourism posts news and promotions. Your email address will not be used for any other purpose, and you can unsubscribe at any time.

Shortcuts

Share