30/04/2026
✨✈️ HILAAC TRAVEL – HARGEISA ✈️✨
Ma doonaysaa safar fudud oo kalsooni leh?
Hilaac Travel ayaa kuu diyaarinaya adeegyo dhamaystiran, Insha Allah 🤝
🌍 ADEEGYADEENA:
🎓 Fiisaha Waxbarashada – Turkey
🏥 Fiisaha Caafimaadka – Turkey
🏖️ Fiisaha Dalxiiska – Turkey
🌐 Fiisaha Dalxiiska – Kenya | Uganda | Masar
💼 ADEEGYO DHEERAAD AH:
✔️ Turjumaanka dhakhaatiirta Turkey
✔️ Qaabilaad Istanbul (Airport ilaa Dhakhtarkaaga)
✔️ Ku geynta goobta aad dooratay
💯 Adeeg degdeg ah | Kalsooni leh | Qiimo macquul ah
📞 Nala soo xidhiidh maanta si aad u bilowdo safarkaaga!
👉 63 9222225