14/07/2026
Diiwaangelinta Cumrada Hadda Way Furan Tahay! Ku soo biir HANTTA Travel si aad u hesho safar Cumro oo raaxo leh, si wanaagsan loo qorsheeyey, isla markaana kuu fududeynaya gudashada cibaadadaada. Waxaan kuu qabaneynaa dhammaan adeegyada ay ka mid yihiin habeynta fiisaha, tigidhada duulimaadka, hoyga, gaadiidka gudaha, iyo adeeg macaamiil oo tayo sare leh si safarkaagu u noqdo mid sahlan oo xasiloon.
Isdiiwaangeli goor h**e si aad u hesho taariikhaha safarka aad doorbideyso iyo xidhmooyinka (packages) ugu habboon.
Fadlan wixii macluumaad ah nagala soo xidhiidh numberada hoose:
0638811101/0638811100/0654404848/0638811102