18/08/2026
Save World Travel Agency
Dhamaan macaamiisha sharafta leh ee Save World Travel Agency iyo guud ahaan bulshada Soomaaliyeed, waxaan si farxad leh idiinku wargelinaynaa in si rasmi ah loo furay diiwaangelinta Xujayda Sanadka 2027.
๐ Qorshayso Xajkaaga 2027 maanta, adiga iyo ehelkaagaba.
๐คฒ Alle ha inaga dhigo kuwa sanadkan gaadha Baytullaah, hana inoo fududeeyo gudashada waajibaadka Xajka. Aamiin.
Adeegyada
-Visa Processing
-Airport Assistance
-Ticket Reservation
-Cargo Services
-Hajj And Umrah
Nala Soo Xidhiidh:
โ๏ธ Call Center: 520863
๐บ๐ฌ Xafiiska Uganda: +256 751032384
Xafiiska Hargeysa: +252 63 8275557 / +252 63 8275558
๐ง Email: [email protected]
๐ Cinwaan: Agagaarka Saldhigga Basaska Pipsi, gadaasha Hargeisa Print, Salaam Mall, Dabaqa 1-aad, Qolka 26, Hargeysa, Somaliland