Barako Hajj & Umrah Services

Barako Hajj & Umrah Services hadaad rabto in lagaaga soo cumreeyo waalidkaa ama cid kale oo aan awoodahayn,
anagaa diyaar u ah inaan usoo gudno acmaasha cumrada.

πŸ•‹ U Cumree Waalidkaaga Bishan RamadanHaddii uu dhintay ama uu xanuunsanayo,ha ka lumin fursadda β€” u cumree waalidkaaga.A...
19/02/2026

πŸ•‹ U Cumree Waalidkaaga Bishan Ramadan

Haddii uu dhintay ama uu xanuunsanayo,
ha ka lumin fursadda β€” u cumree waalidkaaga.

Adeegyadeenna:

βœ”οΈ Wakaalad rasmi ah oo cumro ah
βœ”οΈ Muqaallo iyo sawirro caddeyn ah
βœ”οΈ Shahado muujinaysa in cumrada la gutay

⏳ Meelo kooban ayaa harsan (Limited Slots)

πŸ“ž+966 51 0198562
πŸ“ž+252 63-4828880‏β€ͺ‏

24/01/2021

??

24/10/2020

abtirta deentiina suuban

Maalin dhawayd anoo bas saaran ayaa kursiga iga danbeeya waxa fadhiyay nin timo weyna waxa la fadhiyay odey iyo inan waxa lasoo hadal qaadey beero iyo wax yaabaha laga beero sida galleyda iwm, sheekadiina waxey gashey haayadaha galayda, qamandiga, boorashka, wax yaabaha noocaas ah ee caawimada ah keena, ninkii tima weyntahaa ayaa wuxuu si qayaxan u yidhi gaal in wax laga qaataa waa gaalnimo waxa la weydiiyay daliil wuxuuna yidhi quraankaa lagu sheekey
Halka lagaga sheegey anuu maan garanayn, garannamaayo illaa hadda, haddey jirto weeyaan
Waan wey diiyay anoo raba inaan ka faa'ido daliilka ⏩⏩Waan wey diiyay anoo raba inaan ka faa'ido daliilka filayana inuu iisheego wuxuuba iidhaafi waayay waa lagu sheegey markii danbaba wuxuu iska yidhi xadiiskaad dafirsantey anuu maan fahansanayn inuu timo weyn yahay waayo caadi ayuu isaga labisnaa timo iyo waxaan ku soo sooco muu lahayn
Markaan weydiiyay xadiiska sideen u dafirsanay xadiisba maynaan ka warameyne daliil kuweydiiye wuu isiin waayay jawaab aan ku qanco waan iskaga aamusey deeto isagii ayaa laweydiitay haddii arinkaa lagu galoobayo waa arinweynbee maxey culimadu khatartiusa yga digi waayeen wuxuuna ku jawaabey iyagoodaan diidaney anuu xatta halkaa marka ay mareyso ayaan garteyhalkaa marka ay mareyso ayaan ogaadey inuu timo weyn yahay odey yar ayaa hadley oo yidhi: "anuu wax cilmiya ma lihi lkin cid kasta oo waxan la timaada waxaan weydiiyaa hl
al su'aal miyay jireen kooxdiimeedyada magac yadan huwani sida timo weyn( ashacariya) tabliiq salafi ictisaam wakhtigii nabiga wakhtigii nabiga iyo asxaabtiisa maya ayaa laygu yidhi my jirin waayahee xageed keenteen waxaan nabiga iyo asxaabtiisu ogeyn"
Hadalkiisa waxaan ka dhadhamiyay inuusan taageersaneyn cid inuu ku abtirsado diin ahaan aan ka nabiga sallalahu_calayhi_wasallam

Waan ku raacsaney odeygaas managu raacsantey ineyna noqon abtirteena diimeed mid raacsan cid kale ee ay noqoto mid ku aroorta rasuulka iyo saxaabadiisii aan la aqoonin islaam magacyo kala leh oo u ka ahaa islaam islaam

Address

Hargeisa

Website

Alerts

Be the first to know and let us send you an email when Barako Hajj & Umrah Services posts news and promotions. Your email address will not be used for any other purpose, and you can unsubscribe at any time.

Shortcuts

Share

Category