SOM Tourism

SOM Tourism SOM Tourism waa shirkad dalxiis oo ka shaqeysa kaxeynta macaamiisha dalxiisayaasha ah taas oo gayney

Ma jeceshahay inaad ka mid noqoto dadka ku guuleeysta deeqda waxbarasho ee turkiga ?Hadaba  adii aad danaynayso inaan ka...
11/01/2022

Ma jeceshahay inaad ka mid noqoto dadka ku guuleeysta deeqda waxbarasho ee turkiga ?
Hadaba adii aad danaynayso inaan ka mid noqoto ku guuleystayaasha xaraynta deeqaha wax barasho ee turkiga (türkiye burslari).
SOMALI Tourism wuxuu idiin haya fursad oo idiinku xareeyo.
Sido kale wuxuu u leeyahay waayo aragnimo 3 –sano ah xaraynta deeqaha wax barasho ee turkiga (türkiye bursları).
Sharuudaha bachelor degree codsadaha:-
Hal sawir
Shahaada dugsiga sare& transcript
Pasport ama wax u dhigma sida:- national id ama warqada dhalashada
2 refreence letter
Shahaadooyin dheeri ah( hadii ay suurto gal ah)
Sharuudaha master degree codsadaha:-
Hal sawir
Shahaada dugsiga sare& transcript
Passport ama wax u dhigma sida:- national id ama warqada dhalashada
2 refreence letter
Shahaadada jaamacada & transcript
Shahaadooyin dheeri ah( hadii ay suurto gal ah)
N.B Qofka dhamayn rabo transcript jaamacada laga
Wixiii faahfaahin ah WhatsApp:
+905393476411
+252 63 4898874

Address

Hargeisa
689

Opening Hours

Monday 09:00 - 17:00
Tuesday 08:00 - 20:00
Wednesday 08:00 - 20:00
Thursday 08:00 - 20:00
Saturday 08:00 - 20:00
Sunday 08:00 - 20:00

Website

Alerts

Be the first to know and let us send you an email when SOM Tourism posts news and promotions. Your email address will not be used for any other purpose, and you can unsubscribe at any time.

Shortcuts

Share