10/06/2025
🚀 𝐅𝐮𝐫𝐬𝐚𝐝 𝐒𝐡𝐚𝐪𝐨: 𝐒𝐀𝐋𝐄𝐒 & 𝐌𝐀𝐑𝐊𝐄𝐓𝐈𝐍𝐆
𝐒𝐡𝐢𝐫𝐤𝐚𝐝𝐝𝐚: Kaafiye Car Rental & Logistics
𝐆𝐨𝐨𝐛𝐭𝐚 𝐒𝐡𝐚𝐪𝐚𝐝𝐚: Deero Mall, Hargeisa – Somaliland
𝐁𝐨𝐨𝐬𝐤𝐚 𝐛𝐚𝐧𝐚𝐚𝐧: 1 boos oo rasmi ah
𝐍𝐨𝐨𝐜𝐚 𝐬𝐡𝐚𝐪𝐚𝐝𝐚: Full-time
𝐄𝐦𝐚𝐢𝐥 𝐜𝐨𝐝𝐬𝐢𝐠𝐚: [email protected]
________________________________________
𝐊𝐚𝐚𝐟𝐢𝐲𝐞 𝐂𝐚𝐫 𝐑𝐞𝐧𝐭𝐚𝐥 & 𝐋𝐨𝐠𝐢𝐬𝐭𝐢𝐜𝐬 waa shirkad hogaamineysa suuqa adeegyada gaadiidka iyo socdaalka ee Somaliland. Waxaan si joogto ah u bixinaa adeegyo casri ah oo ay ka mid yihiin:
• 𝐊𝐢𝐫𝐚𝐲𝐧𝐭𝐚 𝐁𝐚𝐚𝐛𝐮𝐫 𝐭𝐚𝐲𝐨 𝐥𝐞𝐡 (𝐒𝐡𝐨𝐫𝐭 & 𝐋𝐨𝐧𝐠 𝐓𝐞𝐫𝐦)
• 𝐈𝐢𝐛𝐢𝐧𝐭𝐚 𝐁𝐚𝐚𝐛𝐮𝐫 𝐜𝐮𝐬𝐮𝐛 & 𝐥𝐚 𝐢𝐬𝐭𝐢𝐜𝐦𝐚𝐚𝐥𝐚𝐲
• 𝐉𝐚𝐫𝐢𝐬𝐭𝐚 𝐓𝐢𝐠𝐢𝐝𝐡𝐚𝐝𝐚 𝐃𝐢𝐲𝐚𝐚𝐫𝐚𝐝𝐚𝐡𝐚 (𝐃𝐨𝐦𝐞𝐬𝐭𝐢𝐜 & 𝐈𝐧𝐭𝐞𝐫𝐧𝐚𝐭𝐢𝐨𝐧𝐚𝐥)
• 𝐒𝐨𝐨 𝐬𝐚𝐚𝐫𝐢𝐬𝐭𝐚 𝐕𝐢𝐬𝐚𝐲𝐚𝐚𝐬𝐡𝐚 𝐬𝐚𝐟𝐚𝐫𝐤𝐚 (𝐝𝐚𝐥𝐚𝐥 𝐤𝐚𝐥𝐚 𝐝𝐮𝐰𝐚𝐧)
________________________________________
𝐒𝐡𝐮𝐫𝐮𝐮𝐝𝐚𝐡𝐚 𝐥𝐚𝐠𝐚 𝐫𝐚𝐛𝐨 𝐜𝐨𝐝𝐬𝐚𝐝𝐚𝐡𝐚:
1. 𝐒𝐡𝐚𝐡𝐚𝐚𝐝𝐨 𝐬𝐮𝐮𝐪-𝐠𝐞𝐲𝐧 ama khibrad u dhiganta oo caddeyn rasmi ah laga hayo (ugu yaraan 2 sano).
2. 𝐀𝐪𝐨𝐨𝐧 𝐚𝐚𝐬𝐚𝐚𝐬𝐢 𝐚𝐡 𝐨𝐨 𝐱𝐚𝐠𝐠𝐚 𝐱𝐢𝐬𝐚𝐚𝐛𝐚𝐚𝐝𝐤𝐚 𝐠𝐚𝐧𝐚𝐜𝐬𝐢𝐠𝐚 𝐚𝐡.
3. 𝐊𝐚𝐫𝐭𝐢 𝐢𝐬𝐠𝐚𝐚𝐫𝐬𝐢𝐢𝐧 𝐢𝐲𝐨 𝐰𝐚𝐱-𝐪𝐚𝐧𝐜𝐢𝐧𝐭𝐚 si uu u gudbiyo adeegyada shirkadda si hufan.
4. 𝐂𝐚𝐚𝐟𝐢𝐦𝐚𝐚𝐝 𝐛𝐮𝐮𝐱𝐚 – jidh ahaan iyo maskax ahaanba.
5. 𝐃𝐚𝐚𝐜𝐚𝐝𝐧𝐢𝐦𝐨, 𝐚𝐚𝐦𝐢𝐧𝐚𝐚𝐝, 𝐝𝐚𝐛𝐞𝐞𝐜𝐚𝐝 𝐰𝐚𝐧𝐚𝐚𝐠𝐬𝐚𝐧, iyo karti la-dhaqan bulsho.
6. 𝐃𝐚𝐦𝐢𝐢𝐧 𝐌𝐚𝐚𝐥 – lagama maarmaan u ah helitaanka booskan.
7. 𝐀𝐪𝐨𝐨𝐧𝐬𝐢 𝐫𝐚𝐬𝐦𝐢 𝐚𝐡 (𝐈𝐃 𝐂𝐚𝐫𝐝) – mid shaqsiyadeed ama mid dowladeed.
8. 𝐗𝐢𝐫𝐟𝐚𝐝 𝐤𝐨𝐦𝐛𝐮𝐲𝐮𝐮𝐭𝐚𝐫: MS Office, Email, Internet Marketing, iwm.
9. 𝐈𝐬𝐠𝐚𝐚𝐫𝐬𝐢𝐢𝐧 𝐡𝐞𝐞𝐫 𝐬𝐚𝐫𝐞 𝐚𝐡 – Af-Soomaali, Af-Carabi & Af-Ingiriisi.
📅 𝐌𝐮𝐝𝐚𝐝𝐚 𝐂𝐨𝐝𝐬𝐢𝐠𝐚:
Fadlan soo gudbi codsigaaga inta u dhaxaysa 10 June – 15 June 2025.
Codsiyada aan dhammaystirnayn ama soo gaadha waqtiga ka dib laguma tixgelin doono.
📩 Sida loo Codsanayo:
Fadlan u soo dir email-ka hoose:
• 𝐂𝐕-𝐠𝐚𝐚𝐠𝐚 (si casri ah u diyaarsan)
• 𝐖𝐚𝐫𝐪𝐚𝐝 𝐜𝐨𝐝𝐬𝐢 (𝐜𝐨𝐯𝐞𝐫 𝐥𝐞𝐭𝐭𝐞𝐫) oo si kooban u sharxaysa sababta aad booskan ugu qalanto
📧 Email: 𝐤𝐚𝐚𝐟𝐢𝐲𝐞𝐡𝐫@𝐠𝐦𝐚𝐢𝐥.𝐜𝐨𝐦
𝐊𝐚𝐚𝐟𝐢𝐲𝐞 𝐂𝐚𝐫 𝐑𝐞𝐧𝐭𝐚𝐥 & 𝐋𝐨𝐠𝐢𝐬𝐭𝐢𝐜𝐬 waxay mudnaan siinaysaa shaqsiyaad leh karti, hammi iyo damiir shaqo oo sarreeya.
𝐅𝐮𝐫𝐬𝐚𝐝𝐝𝐚𝐧 𝐡𝐚 𝐬𝐞𝐞𝐠𝐢𝐧 – 𝐍𝐨𝐪𝐨 𝐰𝐞𝐣𝐢𝐠𝐚 𝐬𝐮𝐮𝐪-𝐠𝐞𝐲𝐧𝐭𝐚 𝐞𝐞 𝐊𝐚𝐚𝐟𝐢𝐲𝐞!