Sayax Tourism Agency

Sayax Tourism Agency The Largest Toursim And Climate Change Company Your Happiness Is Our Happiness

15/07/2021

Shirkada dalxiiska ee sayax tourism agency waxay idiin diyaarisay safaradii dalxiiska ee ciida(Eid tours) adeeg hufan iyo dalxiis qurux badan.

Sayax tourism agency offers tourist attractions all over country, favourite tours with free services.

Deadline: 07-20-2021
Departure date: 07-21-2021

WhatsApp: 0633754808/0633278760

Shirkada dalxiiska ee sayax tourism agency waxay idiin diyaarisay safaradii dalxiiska ee ciida(Eid Tours) oo ciidan aad ...
10/05/2021

Shirkada dalxiiska ee sayax tourism agency waxay idiin diyaarisay safaradii dalxiiska ee ciida(Eid Tours) oo ciidan aad ku dalxiisi doontaan goobaha ugu qurxoon uguna jawi wanaagsan sida

Buurta gacan-libaax
Buurta Sheekh
Deegaan dalxiiseedka Bixin-duule

Sayax Tourism Agency offers tourist attractions all over the country, favorite tours with free services.

Deadline: 12-05-2021
Departure date: 14-05-2021

wixii faahfaahin dheerad ah kala soo xidhiidh
whats app: 0633754808/0633278760

رمضان مبارك Happy Ramadan to you all!
28/04/2021

رمضان مبارك

Happy Ramadan to you all!

jimce wanagsanSayax Tourism will give its customers new destinations Coming Soon
02/04/2021

jimce wanagsan

Sayax Tourism will give its customers new destinations
Coming Soon

Shirkada Dalxiiska Ee Sayax Tourism Agency Waxa Ay Idin Diyaarisay Dalxiiski bilaha  (monthly  Tours) Oo Aad Bishan Ku T...
21/01/2021

Shirkada Dalxiiska Ee Sayax Tourism Agency Waxa Ay Idin Diyaarisay Dalxiiski bilaha (monthly Tours) Oo Aad Bishan Ku Tagi Doontan (Bixin-duule, Gacan-libaax iyo Buurta Shiikh).
Sido Kale Waxa Idin la Socda Adeegyo Bilaash ah Oo Ay Ka Mid Yihiin Cunto, Internet, Iyo Camera.

Sayax tourism Agency has prepared for you monthly tours which will take you to Bixin-duule, Gacan-libaax and Sheikh mountain.
you will also get free service such as food, internet and photo-shooting.

Sayax Tourism Agency offers tourist attraction all over the country
favorite tours with free service.

contact us
Whatsapp : 063-3278760/063-3754808

Ogaysiis Ogaysiis Ogaysiis Dhamman Waxa la Ogaysiinaya Bulsho Waynta ku dhaqan caasimada hargeisa iyo nawaaxigeeda in sh...
02/11/2020

Ogaysiis Ogaysiis Ogaysiis

Dhamman Waxa la Ogaysiinaya Bulsho Waynta ku dhaqan caasimada hargeisa iyo nawaaxigeeda in shirkada ugu balaadhan ee dalxiisku ay idiin diyaarisay dalxiiskii bilaha ahaa (monthly tourism) Deegaano ku haboon jawi badelesho iyo adeegyo tayo leh Oo bilaasha sida :-
1. Cuntada
2. Internet
3. Camera Iyo Adeegyo Madadaalo ah.

Goobaha Dalxiiska

• Sacaadadiin
• Bixin-duule
• Ceel-sheekh

Dead-Line
wed 11 Nov 2020

Contact Us:
Tell : 063-3278760/063-4069477/063-3754808
Instagram: Sayax_Tourism_Agency
WhatsApp: 063-3278760/063-4069477/063-3754808

Share and Like Page

OGAYSIIS !  OGAYSIIS !  OGAYSIIS ! Shirkada Dalxiiska ee Sayax Tourism Agency Waxa ay idin Diyaarisay Dalxiiski Fasaxa (...
11/10/2020

OGAYSIIS ! OGAYSIIS ! OGAYSIIS !

Shirkada Dalxiiska ee Sayax Tourism Agency Waxa ay idin Diyaarisay Dalxiiski Fasaxa (Holiday Tours) oo Aad Bishan ku Tagi Doontaan Buurta Dalxiiska ku Haboon ee Gacan-Libaax.
Sido Kale Waxa Idiin la Socda Adeegyo Bilaash ah oo ay ka mid yihiin Cunto, Internet, Iyo Camera iyo Waliba Adeegyo Cajiib ah oo Kadis Ay Kaga Dhigayso Shirkadu Macaamiisheedda.
Wakhtiga Is Diwaan Galintu Wuxa uu Dhammaanaya 21 Oct 2020 Hadaba Si dhakhso ah U Soo Codso Si Aanu Kaga Buuxsamin.

Sayax Tourism Agency has prepared for you Holiday Tours which will take you to the Gacan-libaax Mountain this month.
You also get free services such as food, internet, and a camera as well as an amazing service that surprise to our customers.
Registration deadline is 21 Oct 2020 so apply immediately.

Contact us : 063-3278760 / 063-3754808

Share and Like Page

Ka Faa'idayso Oo Ku Dalxiis Dhulkaga.Shirkada Sayax_Tourism Waxa Ay Idin Diyaarisay Goobo Dalxiis Oo Quruxbadan Iyo Adee...
21/08/2020

Ka Faa'idayso Oo Ku Dalxiis Dhulkaga.

Shirkada Sayax_Tourism Waxa Ay Idin Diyaarisay Goobo Dalxiis Oo Quruxbadan Iyo Adeegyo Bilaash.
Dalxiisyada Waxa Ay Bixi Doona Dhamaadka Todobaadkan.
Hada Dalbo Si Aanu Kaga Buuxsamin.



Sayax Tourism has provided you with tourist attractions and free services.
Book Now.
063-3278760/063-3754808

Ku Dalxiis Oo Ku Damaashad Goobaha Ugu Bilcan Dalkaaga.Sayax_Tourism
09/08/2020

Ku Dalxiis Oo Ku Damaashad Goobaha Ugu Bilcan Dalkaaga.

Sayax_Tourism

Address

Town_down Hargeisa
Hargeisa
252

Opening Hours

Monday 07:00 - 17:00
Tuesday 07:00 - 17:00
Wednesday 07:00 - 17:00
Saturday 07:00 - 17:00
Sunday 07:00 - 17:00

Telephone

+252633278760

Website

Alerts

Be the first to know and let us send you an email when Sayax Tourism Agency posts news and promotions. Your email address will not be used for any other purpose, and you can unsubscribe at any time.

Contact The Business

Send a message to Sayax Tourism Agency:

Share

Category