08/08/2026
📢 OGAYSIIS • OGAYSIIS • OGAYSIIS 📢
đź•‹ ISDIIWAANGELINTA XAJJKA 2027 / 1448H đź•‹
Waxaa si rasmi ah u bilaabmatay isdiiwaangelinta Xajjka ee sannadka 2027 / 1448H.
Haddii aad qorshaynayso inaad soo gudato waajibaadka Xajka, hadda waa waqtigii aad bilaabi lahayd diyaar-garowgaaga.
Halkan nagala soo xidhiidh
Burco: 063:8010561 || 063:4332588
Hargaysa: 0638777889 || 0634825678