Dhoofsan

Dhoofsan Contact information, map and directions, contact form, opening hours, services, ratings, photos, videos and announcements from Dhoofsan, Travel Company, Omar Haashi Building, Hargeisa.

Dhoofsan Travel Agency is based in Hargeisa Somailand,it helps students to get full Scholarships,Admissions and Tickets all over the world with our experience and High quality service.Also we help students to get visas in many countries.

DV LOTTERY | 🇺🇸✈😱 KHIBRAD LA'AAN?Khibrad la'aani makugu dhacdey oo dhawr jeer makuu soo bixi waayey dv lottery.? Waxaanu...
25/10/2024

DV LOTTERY | 🇺🇸✈😱 KHIBRAD LA'AAN?

Khibrad la'aani makugu dhacdey oo dhawr jeer makuu soo bixi waayey dv lottery.? Waxaanu kaa saacidi doona anagoo la tashaney dad h**e ugu guulaystey barnaamijkan xarayntiisa iyo helidiisaba.!
📍 Haddaba Macmiil si aanu kaaga saacidno Barnaamijkan Fadlan nagalsoo xidhiidh whatts app number ka hoosta ku xusan☎️ Sidoo kaleeto waxaanu sannadkii udambeeyay ka saacidnay dad kor udhaafaya 17 Qof 🇺🇸✈ | Whatts app number: +252634445322 📞

05/02/2023

Macmiil waanu ka guurney page kan, si aad ugu xidhnaato page kayaga cusub fadlan link ga hoose raaac, Follow na dheh lana wadaag asxaabtaada.

PAGE KAYAGA CUSUB WAAKAN MACMIIL.

https://www.facebook.com/Dhoofsanvisa/

✨ Welcome to [Diyaar]! Waxanu diyaar u nahay inanu riyooyinkaga meher & aroos u beddelno xaqiiqo! Laga bilaabo xulashada goobta, gaadhiga & isku-dubbaridka, Aan wada abuurno xasuus aan la ilawi karin!💍💖

📩 Fariin noo soodir si aan u bilowno Qorsheynta!

DEEQ WAXBARASHO OO BILAASH AH😱Macmiil waxa si rasmiya kuugu furan Deeqda-waxbarasho ee bilaashka ah ee waddanka turkey g...
22/01/2023

DEEQ WAXBARASHO OO BILAASH AH😱

Macmiil waxa si rasmiya kuugu furan Deeqda-waxbarasho ee bilaashka ah ee waddanka turkey gu sida sannad laha ah u furo iyadoo iskugu jirta heerarka kala duwan ee waxbarashada sida: Degree | Master & PHD, haddaba macmiil si aanu kaaga saacidno fursadan waxbarasho h**e usoo gaadh xafiiska shirkada Dhooofsan.

F.G: hadii aad garaneyso asxaabtaada daneynaysa fursadan ku mention garee / u share garee si ay iyaguna uga faa'idaystaan.

Nagalasoo xidhiidh Number-dan:-
▪Xafiiska Hargeysa: ☎️ 063-4246270 |
▪Xafiiska Muqdisho: ☎️ 061-3997139 |
▪Xafiiska Ankara: ☎️ +905524307360

SI UU DAD BADAN U GAADHO SHARE GAREE MACMIIL

Si rasmiya ayaanu u bilownay xareynta DV Lottery
08/10/2022

Si rasmiya ayaanu u bilownay xareynta DV Lottery

Dhoofsan waxay kaa saacidaysaa fursada DV Lottery-ga.

Waxaanu maalinta berri ah si rasmiya u bilaabi doonaa xareynta programm ka DV LOTTERY l🇺🇸 Haddaba si aanu kuugu xarayno ...
07/10/2022

Waxaanu maalinta berri ah si rasmiya u bilaabi doonaa xareynta programm ka DV LOTTERY l🇺🇸 Haddaba si aanu kuugu xarayno nagusoo booqo xafiiskayaga Magaalada Hargeisa gaar ahaan Omer Hashi Building | Floor 6 | Room 604 📍

F.G: Hadii aad kamid ahayd dadkii aanu sannadkii h**e u xaraynay ee aan nasiibku siin inay helaan waxaanu kuu samayn doona 50% Discount😲💲

Follow us on Instagram - Surad_Travel
07/09/2021

Follow us on Instagram - Surad_Travel

DV LOTTERY PROGRAMM 2022 🇺🇸Waa maxay DV LOTTRRY.?DV lottery waa programm ay bixiso Dawlada Maraykanku Looguna tala galay...
02/09/2021

DV LOTTERY PROGRAMM 2022 🇺🇸

Waa maxay DV LOTTRRY.?

DV lottery waa programm ay bixiso Dawlada Maraykanku Looguna tala galay dadka aan Qaxoontiga ahayn cidina u dacwooneynin si ay uyimaadaan carriga maraykanka🇺🇸 isagoo saanad walba soobaxa bisha 10 naad ee sannad kaste📍 iyadoo dawladu sannadkiiba Qaada dad kor udhaafaya 55,000 oo qof guud ahaan caalamka 🌎

▪Yaa codsan kara DV LOTTERY.?

Waxa codsan kara qof kaste oo haysta passport, Shahaado dugsi sare iyo wixii ka badan ama waa inuu qofku haysto xirfad ugu yaraan 2 sanno ah, sidoo kale waa inuu qofku yaqaan luuqada English ta.!

▪Maxaa shuruudo layga baahan yahay.?

* Passport
* Shahaado Dugsi sare
* Ku sawira (600×600 Pixels)
* iyo Macluumaad kale oo kugu saabsan.

▪Passport miyaa layska rabaa.?

Haa passport waa layska rabaa waana shuruuda ugu muhiimsan ee programmka
Waliba mid shaqaynaya oon dhacsanayn.🔖

▪Xillima ayuu furmayaa Sannadkan.?

Wuxuu si rasmiya u furmayaa 1| 10 | 2021📍

▪ Xilimaa laysoo Jawaabaya.?

Waxay si rasmiya usoo jawaabayaan horaanta bisha 5 naad ee sannadka 2022 ka📍🇺🇸

▪Hadaan wajiga h**e ku guulaysto maxa xiga?

Hadaad Qaybta h**e kusoo baxdo waxa xigi doona Interview oo ah wajiga labaad ee Barnaamijkan🇺🇸

▪ Yaa xula dadka ku Guulaysta DV LOTTERY.?

Waxa kala saara oo soo xula Computer iyadoo anay kala xullida shaqo kulahayn dad gaar ahi.

F.G: Haddaba Macmiil si aanu kaaga saacidno Barnaamijkan Fadlan nagalsoo xidhiidh whatts app number ka hoosta ku xusan☎️ Sidoo kaleeto waxaanu sannadkii udambeeyay ka saacidnay dad kor udhaafaya 11 Qof 🇺🇸✈

Whatts app number: 0634246270 📞

FURSAD WAXBARASHO | UKRAINE VISA 🇺🇦 Waxaanu muddo 14 Maalmooda kuugu soo saaraynaa vise ha waddanka Ukraine iyadoo aanu ...
28/08/2021

FURSAD WAXBARASHO | UKRAINE VISA 🇺🇦
Waxaanu muddo 14 Maalmooda kuugu soo saaraynaa vise ha waddanka Ukraine iyadoo aanu kuguso saarayno Qiimo jaban. Haddaba hadii aad danaynayso fursadan h**e isku diwaangeli lana wadaag asxaabtaada 🤤✈️📚

Hargeisa Office: 063-4246270 ☎️

UKRAINE VISA | Waxaanu muddo 14 Maalmood ah kuugu soo saareynaa dalku galka waddanka Ukraine iyadoo aanu kuguso saareyno...
26/07/2021

UKRAINE VISA | Waxaanu muddo 14 Maalmood ah kuugu soo saareynaa dalku galka waddanka Ukraine iyadoo aanu kuguso saareyno Qiimo jaban. Haddaba hadii aad danayneyso fariin noogu soo dir whatts app number ka hoosta ku xusan.

📍 Hargeisa Office: 063-4246270
📍 Mogadisho Office: 061-8184696
📍 Istanbul Office :+90552430736

Kooraska Barashada Luuqada Af-Turkiga. Kooraskan waxa uu ku baxaya Qaab Online ah (ZOOM)Kooraskan waxa ku dhigi doona ma...
07/07/2021

Kooraska Barashada Luuqada Af-Turkiga. Kooraskan waxa uu ku baxaya Qaab Online ah (ZOOM)

Kooraskan waxa ku dhigi doona macalin Somali ah, si ad kalmad kasta ugu fahanto luqadada Hooyo.

Guud Ahan kooraskan wuxu ka cawin doona ; ku hadalka Af-ka Turkiga,Akhrinta,Qorista iyo Grammarka .

*FEE 150tl*

Ramadan Kareem dhamaan ummada Islaam ka curashada bisha barakaysan ee Ramadaan awgeed 🕌🕋
12/04/2021

Ramadan Kareem dhamaan ummada Islaam ka curashada bisha barakaysan ee Ramadaan awgeed 🕌🕋

FULL SCHOLARSHIP | Waxa kuu furan Deeqda-waxbarasho ee bilaashka ah ee ay ku midoobeen Turkiye Burslari iyo Islamic Deve...
19/03/2021

FULL SCHOLARSHIP | Waxa kuu furan Deeqda-waxbarasho ee bilaashka ah ee ay ku midoobeen Turkiye Burslari iyo Islamic Development Bank iyadoo loogu tallo galay waddamo badan oo islaam ah oo ka tirsan tahay Somalia. F.G: Arday kaste oo h**e nooga xaraystay scholarship h**e waxa aanu usamayn doona Discount.! Hadaba hadii aad danaynayso fursadan h**e isku diwaangeli lana wadaag asxaabtaada danaynaysa Fursadan Dahabiga ah. Mahadsanid☺️

📍 Hargeisa Office: 063-4246270
📍 Mogadisho Office: 061-8184696
📍 Istanbul Office :+90552430736

Address

Omar Haashi Building
Hargeisa

Telephone

+252634246270

Website

Alerts

Be the first to know and let us send you an email when Dhoofsan posts news and promotions. Your email address will not be used for any other purpose, and you can unsubscribe at any time.

Contact The Business

Send a message to Dhoofsan:

Share

Category