Smart Travel & Tour

Smart Travel & Tour ๐ŸŽซ Worldwide Ticketing
๐Ÿ›ฉ Visa Processing
๐Ÿ“ฆ Hotel bookings
๐Ÿ– Holidays & Tourism
๐Ÿ•‹ Hajj & Umarah

โœˆ๏ธU Safar London, Berlin & Vienna adigoo la adigoo ka faaiidaysanaya adeegyada Smart Travel & Tour .Ma ku riyoonaysaa in...
12/05/2026

โœˆ๏ธU Safar London, Berlin & Vienna adigoo la adigoo ka faaiidaysanaya adeegyada Smart Travel & Tour .

Ma ku riyoonaysaa inaad booqato magaalooyinka ugu quruxda badan Yurub?
Hadda safarkaaga ka dhig mid fudud oo raaxo leh!

๐Ÿ™๏ธ London โ€“ Taariikh & madadaalo
๐ŸŒ† Berlin โ€“ Dhaqan & horumar casri ah
๐Ÿ›๏ธ Vienna โ€“ Qurux & farshaxan cajiib ah

โœ… Qiimo jaban
โœ… Adeeg degdeg ah
โœ… Qabashada tigidhada & visa assistance
โœ… Safar ammaan ah oo lagu kalsoon yahay

๐Ÿ“ Nagu soo booqo: 1st Floor of Rashad Building
๐Ÿ“ž 0638885500 / 0638885501

Smart Travel & Tour
๐ŸŒ Albaabkaaga safarrada caalamiga ah.

โœˆ๏ธ Xageed u safraysaa bishan MAY 2026?Smart Travel & Tour ayaa kuu diyaar ah!๐ŸŽŸ๏ธ Tigidhada duulimaadyada๐Ÿ›‚ Adeegyada visay...
11/05/2026

โœˆ๏ธ Xageed u safraysaa bishan MAY 2026?

Smart Travel & Tour ayaa kuu diyaar ah!

๐ŸŽŸ๏ธ Tigidhada duulimaadyada
๐Ÿ›‚ Adeegyada visayaasha
๐ŸŒ Safarro gudaha & dibadda ah

๐Ÿ“ž Nala soo xidhiidh:
0638885500 / 0638885501
๐Ÿ“ 1st Floor of Rashad Building

BOOQO SACUUDI CARABIYA, KU CIBAADAYSO, KU CUMRAYSO KUNA DALXIISโœˆ๏ธMa doonaysaa safar raaxo leh iyo qiimo jaban?Hadda waa ...
11/05/2026

BOOQO SACUUDI CARABIYA, KU CIBAADAYSO, KU CUMRAYSO KUNA DALXIISโœˆ๏ธ

Ma doonaysaa safar raaxo leh iyo qiimo jaban?
Hadda waa waqtigii aad ku ogaan lahayd quruxda iyo horumarka Sacuudi Carabiya.

โœ… Duulimaadyo la isku halayn karo
โœ… Adeeg tayo sare leh
โœ… Qiimo ku habboon qof walba
โœ… Dalxiis & shaqo safarro

๐Ÿ“ Nagu soo booqo: 1st Floor of Rashad Building
๐Ÿ“ž 0638885500 / 0638885501

Smart Travel & Tour
๐ŸŒ Safarkaaga waxaan ka dhignaa mid sahlan oo ammaan ah.

VISA DALXIIS EE DALKA MASARโœˆ๏ธKusoo dalxiis taariikh qadiimi ah, Ahraamta cajiibka ah, iyo waayo-aragnimo aan la ilaawi k...
07/05/2026

VISA DALXIIS EE DALKA MASARโœˆ๏ธ

Kusoo dalxiis taariikh qadiimi ah, Ahraamta cajiibka ah, iyo waayo-aragnimo aan la ilaawi karin adigoo ka faaโ€™iidaysanaya adeegyada dalxiiska Masar. โœจ

Maxaad naga heleysaa
โœ… Helitaanka fiisaha si fudud oo degdeg ah
โœ… Caawimaad safar oo lagu kalsoon yahay
โœ… Xidhmooyin dalxiis oo qiimo jaban
โœ… Qabanqaabo duulimaad oo raaxo leh

๐Ÿ“ Booqo dalka Fircooniyiinta oo samee xusuuso weligood sii jiri doona!

๐Ÿ“ž Contact Us Today:
0638885500 / 0638885501
๐Ÿ“ 1st Floor of Rashad Building

INDIA MEDICAL VISA ๐Ÿฉบ VISA CAAFIMAAD EE HINDIYAMa doonaysaa inaad u safarto India caafimaad ahaan?SMART Travel & Tour wax...
07/05/2026

INDIA MEDICAL VISA ๐Ÿฉบ VISA CAAFIMAAD EE HINDIYA

Ma doonaysaa inaad u safarto India caafimaad ahaan?
SMART Travel & Tour waxay kuu fududaynaysaa helitaanka Medical Visa si degdeg ah oo hufan. โœ…

๐Ÿ“Œ Shuruudaha:
โœ”๏ธ Passport
โœ”๏ธ Photo
โœ”๏ธ Processing time: 2โ€“3 weeks

๐Ÿ“ Nagala soo xiriir:
๐Ÿ“ž 0638885500 / 0638885501
๐Ÿข 1st Floor, Rashad Building

ุนูŠุฏ ู…ุจุงุฑูƒโ€Žูƒู„ ุนุงู… ูˆุฃู†ุชู… ุจุฎูŠุฑ ุชู‚ุจู„ ุงู„ู„ู‡ ู…ู†ุง ูˆู…ู†ูƒู… ุตุงู„ุญ ุงู„ุงุนู…ุงู„. ุฎุชู… ุงู„ู„ู‡ ู„ูƒู… ุฑู…ุถุงู† ุจุงู„ุฑุญู…ุฉ ูˆุงู„ุบูุฑุงู† ูˆุชู‚ุจู„ ุตูŠุงู…ูƒู… ูˆู‚ูŠุงู…ูƒู… ูˆ...
19/03/2026

ุนูŠุฏ ู…ุจุงุฑูƒโ€Ž
ูƒู„ ุนุงู… ูˆุฃู†ุชู… ุจุฎูŠุฑ ุชู‚ุจู„ ุงู„ู„ู‡ ู…ู†ุง ูˆู…ู†ูƒู… ุตุงู„ุญ ุงู„ุงุนู…ุงู„. ุฎุชู… ุงู„ู„ู‡ ู„ูƒู… ุฑู…ุถุงู† ุจุงู„ุฑุญู…ุฉ ูˆุงู„ุบูุฑุงู† ูˆุชู‚ุจู„ ุตูŠุงู…ูƒู… ูˆู‚ูŠุงู…ูƒู… ูˆุตุงู„ุญ ุฃุนู…ุงู„ูƒู… ูˆุฌุนู„ู†ุง ูˆุงูŠุงูƒู… ู…ู† ุนุชู‚ุงุฆู‡ ู…ู† ุงู„ู†ุงุฑ ูˆุฌุนู„ ุฎุชุงู… ุตูˆู…ูƒู… ุนุจุงุฏุฉ ูˆุงู„ุนูŠุฏ ู„ูƒู… ูุฑุญุฉ ูˆุณุนุงุฏุฉ
ูˆูƒู„ ุนุงู… ูˆุงู†ุชู… ุจุงู„ู ุฎูŠุฑ .

Mamiil shirkadda duulimaadyada iyo dalxiiska ee Smart Travel & Tour waxay kuu diyaarisay qiimo dhimis balaadhan ciidal fidriga awgii. Waxaad helaysaa 30% saddexda cisho ee ciidal fidriga adeegyada shirkaddu bixiso oo dhan.
Macmiil ka faa'iidaysi wacan.

Fursad Weyn!Macmiil shirkadda Smart Travel & Tour waxay ku diyaarisay Visaha (Dal ku galka) Emirate-ka. Waad kusoo dalba...
12/03/2026

Fursad Weyn!

Macmiil shirkadda Smart Travel & Tour waxay ku diyaarisay Visaha (Dal ku galka) Emirate-ka. Waad kusoo dalban kartaa visaha UAE passportskaaga, Somaliga, Somaliland iyo weliba kuwan hoose oo idil:
1. Somaliland Passport
2. Somalia Passport
3. Djibutian Passport
4. Ethiopian Passport
5. Kenyan Passport

Waxaa laynoo ogolyahay number kooban iyo muddo kooban, ka faa'iidaysi wacan.

WhatsApp & Call : +252636666610 / 02/ 05/ 07 / +252659166776 / 63 4431663

11/03/2026
11/03/2026

Flydubai is back to the Sky Services

Flydubai shaqada dib u bilaabaysa.Flydubai waxay dib u bilaabaysaa duulimaadyadii Hargeisa 12th March oo toos ah (Direct...
10/03/2026

Flydubai shaqada dib u bilaabaysa.

Flydubai waxay dib u bilaabaysaa duulimaadyadii Hargeisa 12th March oo toos ah (Direct flight) iyo 14th March oo ay transit ku tahay Djibuti 1 saacad. halaga faaiidaysto fursaddaa intaanay buuxsamin.

Dear Travel Partners.,

We are pleased to inform you that Flydubai are operating flights for below dates from Hargeisa.

Subject to approvals

12th Mar
DXB/HGA
HGA/JIB/DXB ( 1 hour transit in JIB)

14th Mar
DXB/HGA
HGA/DXB

Waxaad ka iibsan kartaa Smart Travel & Tour

09/03/2026

Ka dalbo Visaha Dalka india Smart Travel & Tour adigoo safar iyo sugid dheer toona u marin, kuna hel 1-2 usbuuc oo qudha iyo qiime ku raali geliya.

Call & WhatsApp +252 63 6666610 /02 / 07 / 065 9166776
Email: [email protected] / [email protected]

๐ŸŽซ Worldwide Ticketing
๐Ÿ›ฉ Visa Processing
๐Ÿ“ฆ Hotel bookings
๐Ÿ– Holidays & Tourism
๐Ÿ•‹ Hajj & Umarah

Address

1st Floor Of Rashad Building Next To Telesom Sales, Near Cadaani Cafeteria. Hargeisa
Hargeisa

Opening Hours

Monday 07:30 - 12:00
16:00 - 21:00
Tuesday 07:30 - 12:00
22:00 - 21:00
Wednesday 07:30 - 12:00
16:00 - 21:00
Thursday 07:30 - 12:00
16:00 - 21:00
Friday 16:00 - 20:00
Saturday 07:30 - 12:00
16:00 - 21:00
Sunday 07:30 - 12:00
16:00 - 21:00

Telephone

+252634431663

Alerts

Be the first to know and let us send you an email when Smart Travel & Tour posts news and promotions. Your email address will not be used for any other purpose, and you can unsubscribe at any time.

Contact The Business

Send a message to Smart Travel & Tour:

Share

Category