ISom Travel & Logistics

ISom Travel & Logistics Contact information, map and directions, contact form, opening hours, services, ratings, photos, videos and announcements from ISom Travel & Logistics, Travel Agency, Main Road, 26 June, Hargeisa.

iSom Travel & Logistics - we are a
multidimensional travel agency that
offers an all-around service package from
domestic/international air ticketing
to a diverse range of support travel
services to help customers enjoy the most
hassle-free travel expert.

Kusoo dhawow  ISom Travel & LogisticsMacmiil waxaanu qiimo dhimis kuugu sameynay visaha caafimaadka ee dalka India 🇮🇳Fad...
04/04/2026

Kusoo dhawow ISom Travel & Logistics

Macmiil waxaanu qiimo dhimis kuugu sameynay visaha caafimaadka ee dalka India 🇮🇳

Fadlan ka faa’ideyso wixii faahfaahina nagala soo xidhiidh:

☎️Office Landline: 523994
📞Whatsapp: 63 3880663/63 3880661
📍 26th June, Main Road, Opposite Dahabshiil Gargaar.

ISom Travel & Logistics, Hargeisa, Somaliland.

Kusoo dhawow Shirkadda ISom Travel & LogisticsMacmiil waxaanu qiimo dhimis 40% ah kuugu sameynay Visaha dalxiiska Waddan...
04/04/2026

Kusoo dhawow Shirkadda ISom Travel & Logistics

Macmiil waxaanu qiimo dhimis 40% ah kuugu sameynay Visaha dalxiiska Waddanka Masar 🇪🇬

Fadlan ka faa’ideyso wixii faahfaahina nagala soo xidhiidh:

☎️Office Landline: 523994
📞Whatsapp: 63 3880663
📍 26th June, Main Road, Opposite Dahabshiil Gargaar.

ISom Travel & Logistics, Hargeisa, Somaliland.

🌙 Eid Mubarak 🌙Dhamaan macaamiisha qiimaha badan ee Isom Travel, waxaan idiin rajaynaynaa Ciid farxad, caafimaad iyo bar...
19/03/2026

🌙 Eid Mubarak 🌙

Dhamaan macaamiisha qiimaha badan ee Isom Travel, waxaan idiin rajaynaynaa Ciid farxad, caafimaad iyo barwaaqo leh.

Ilaahay sanadkan sanadkiisa ha inagu gaadhsiiyo bashbash, barwaaqo iyo nabad.

The reliable Travel Choice ISom Travel & Logistics

☎️ 63 3880663

✈️🌙

Macmiil Waxa dib inoogu furmay Visahii Masar 🇪🇬Passport kasta waad ku heli kartaa.Wixii Faahfaahina soo booqo xafiiska I...
12/03/2026

Macmiil Waxa dib inoogu furmay Visahii Masar 🇪🇬

Passport kasta waad ku heli kartaa.

Wixii Faahfaahina soo booqo xafiiska ISom Travel & Logistics ama nagala soo xidhiidh.

Whatsapp: 63 3880663
Landline: 523994










05/03/2026

Waxaanu qiima dhimis ballaadhan idiinku sameynay visaha Masar 🇪🇬

Wixii Faahfaahina soo booqo xafiiska ISom Travel & Logistics ama nagala soo xidhiidh

Whatsapp: 63 3880663
Landline: 523994










25/11/2025

Macmiil ISom Travel & Logistics Waxay qiima dhimis ballaadhan kuugu sameysay, Tigidhada diyaaradaha dhamaan daafaha caalamka iyo Visaha waddamada qaar sida.

1.Egypt Visa 🇪🇬 (Masar)
2. Tanzania Visa 🇹🇿
3.Kenya Visa 🇰🇪
4.Uganda Visa 🇺🇬
5.Dubai Visa 🇦🇪 (Somaliland passport is eligible)
6.India Visa 🇮🇳
7.Indonesia Visa 🇮🇩
8.Belaruz Visa 🇧🇾

Fadlan ka faa’ideyso wixii faahfaahina nagala soo xidhiidh:

☎️Office Landline: 523994
📞Whatsapp: ⁨+252633880663⁩
📍 26th June, Main Road, Opposite Dahabshiil Gargaar.

ISom Travel & Logistics, Hargeisa, Somaliland.






Macmiil ku Xidhnow ISom Travel & Logistics.Waxaad naga helaysaa tickets-ka diyaaradaha meel kasta oo aad rabto qiimaha u...
29/10/2025

Macmiil ku Xidhnow ISom Travel & Logistics.

Waxaad naga helaysaa tickets-ka diyaaradaha meel kasta oo aad rabto qiimaha ugu macquulsan, sidoo kale waxaad naga helaysaa visa-yasha waddamada qaar iyo adeegyo kale.

Mar walba ku xidhnow Isom Travel.

☎️Office Landline: +259- 523994
📞Whatsapp: 633880663
📍 26th June, Main Road, Opposite Dahabshiil Gargaar.

ISom Travel & Logistics, Hargeisa, Somaliland.





Address

Main Road, 26 June
Hargeisa

Opening Hours

Monday 08:00 - 21:00
Tuesday 08:00 - 21:00
Wednesday 08:00 - 21:00
Thursday 08:00 - 21:30
Saturday 08:00 - 21:30
Sunday 08:00 - 21:30

Telephone

+2522523994

Alerts

Be the first to know and let us send you an email when ISom Travel & Logistics posts news and promotions. Your email address will not be used for any other purpose, and you can unsubscribe at any time.

Contact The Business

Send a message to ISom Travel & Logistics:

Share

Category