Ihsan Travel Agency

Directions Website

Ihsan Travel Agency Ihsan Travel here to assist you follow your dream career! Work Hard, Inspect Harder!!

Build your career in some of the world’s s top countries. Australia 🇦🇺, Canada 🇨🇦, and USA 🇺🇸 ✈️Looking for internationa...
04/10/2026

Build your career in some of the world’s s top countries. Australia 🇦🇺, Canada 🇨🇦, and USA 🇺🇸 ✈️

Looking for international work opportunities? We got you. With us you’re just one step away from your dreams✨

💼 Job opportunities across multiple sectors
📄 Complete visa guidance & application support
🤝 Professional consultancy services

Take the next step toward your international career with the right guidance.

📞 +252638556610 | +252638747918 | +252638747919
WhatsApp: 63 8556610
✉️ [email protected]
📍 Location: Shacab Mall, dabaqa labaad, office-215

Your career journey could start here. 🇦🇺 🇨🇦 🇺🇸



Waxanu macamishayada u soo kordhinay fursado aad u qaaliya oo aad dalka dibadiisa waxkuso baranayso si lacag laan ah upt...
28/09/2026

Waxanu macamishayada u soo kordhinay fursado aad u qaaliya oo aad dalka dibadiisa waxkuso baranayso si lacag laan ah upto 100% waxay kuugu diyaaryiin xafiiska Ihsan Agency dhamaan dalalka hoos ku xusan iyo kuwo kale.
America, Europe, UK, Japan, Australia, Singapore, Cyprus.

"Fursadan waa chance ki ad ku rumayn lahyd riyadaada"

Waxa ka faa,idaysan kara ardayda dhameeyay
• Secondary schools { Bachelors degree}, ama
• Heerka koobad ee Jaamacada {Masters degree}

Hadaba si aad ugamid noqoto whatsappka nagalasoo xidhiidh whatsappka xafiiska.

Deadline ka la qabanayo documents ku wuxu ku eegyahay 01, October, 2026 qaybta koobaad ka faa'idaysi wacan.

Fiiro gaar ah: Xafiiska aya la kenya documentska.

Faahfaahin dheeraada kala xidhiidh
Whatsapp: +252-638556610 ama booqo xafiiskayaga adoo keliya balan ka qabsanaya whatsappka mahadsanid.

📍 Location: Shacab Mall, dabaqa labaad, office-215
Saacadaha shaqada: 9:00am - 6:00pm

Waxanu Macaamiishayada sharafta leh usoo kordhinay visaska dhamaan dalal hoos ku xusan oo ay ku shaqayn doonan aqoonti a...
27/09/2026

Waxanu Macaamiishayada sharafta leh usoo kordhinay visaska dhamaan dalal hoos ku xusan oo ay ku shaqayn doonan aqoonti ay jaamacada ku barteen, kana soo heli doonan khibrad iyo aqoon heer caalami ah.

👉 Visayaashu aad way koobanyin Ka faaidaysi wacan waa extra spots but few . Markan wa markagi aad rumayn layd riyadaada.🎉🎊

Faahfaahin dheeraada kala xidhiidh
Whatsapp: +252-638556610 ama booqo xafiiskayaga adoo booking samaysanaya.
📍 Shacab Mall, dabaqa labaad, office-215
Saacadaha shaqada: 9:30am - 6:00pm

Macmiil waxa hada inoo diyaara Visa Waxbarasho ee dalka Ingiriiska {United Kingdom}  oo laguugu xarayn doono, Bachelor d...
27/09/2026

Macmiil waxa hada inoo diyaara Visa Waxbarasho ee dalka Ingiriiska {United Kingdom} oo laguugu xarayn doono, Bachelor degree, Masters, A level. Deadlines ku aad ayay u dhowyiin and very few spots left.

"Noloshaad ku hamido hal goaan ayaa kaa xiga"

👉 Visayaashu aad ayay koobanyin oo wakhtiyar ayaa ka hadhay Ka faaidaysi wacan. Markan wa markagi ad rumayn layd riyadaada.🎉🎊

Faahfaahin dheeraada kala xidhiidh
Whatsapp: +252-638556610 ama booqo xafiiskayaga adoo booking samaysanaya. By appointment only.

📍 Shacab Mall, dabaqa labaad, office-215
Saacadaha shaqada: 9:30am - 6:00pm

Nolosha aad ku hamido hal go aan aya kaa xiga. Hadii ad doonaysay imanadan inad dalka dibadisa wax kuso barato od hesho ...
27/09/2026

Nolosha aad ku hamido hal go aan aya kaa xiga.

Hadii ad doonaysay imanadan inad dalka dibadisa wax kuso barato od hesho aqoon heer caalami gaar ahaan dalalka Europe waxanu macamishayada u soo kordhininay adegan visa waxbarasho ee dalalka hoos ku xusan dhamntood

- Kuwas oo laguugu xarayn doono, Bachelor degree, Masters, A level. Deadlines ku aad ayay u dhowyiin and very few spots left.

👉 Visayaashu way koobanyin Ka faaidaysi wacan. Markan wa markagi ad rumayn layd riyadaada.🎉🎊

Faahfaahin dheeraada kala xidhiidh
Whatsapp: +252-638556610 ama booqo xafiiskayaga adoo booking samaysanaya. By Booking only

📍 Shacab Mall, dabaqa labaad, office-215
Saacadaha shaqada: 9:30am - 6:00pm

Maku daashay raadinta vise saxa od kaga shaqayn karto your dream country hadaba Macmiil waxa hada inoo diyaara visaha sh...
25/06/2026

Maku daashay raadinta vise saxa od kaga shaqayn karto your dream country hadaba Macmiil waxa hada inoo diyaara visaha shaqo ee Germany, Waqti aad u koobana kuuguso bixi doona Insha Allah ,

👉 Visayaashu aad ayay u koobanyin Ka faaidaysi wacan. Markan wa markagi ad rumayn layd riyadaada.🎉🎊

Faahfaahin dheeraada kala xidhiidh
Whatsapp: +252-638556610 ama booqo xafiiskayaga adoo booking samaysanaya.
📍 Shacab Mall, dabaqa labaad, office-215
Saacadaha shaqada:
Sabti - Arbaca
Labada Galin: 9:30am - 6:00pm

Macmiil waxa hada inoo diyaara Ireland work visas,Waqti aad u koobana kuuguso bixi doono , 👉 Visayaashu way koobanyin Ka...
25/06/2026

Macmiil waxa hada inoo diyaara Ireland work visas,Waqti aad u koobana kuuguso bixi doono ,
👉 Visayaashu way koobanyin Ka faaidaysi wacan. Markan wa markagi ad rumayn layd riyadaada.🎉🎊

Faahfaahin dheeraada kala xidhiidh
Whatsapp: +252-638556610 ama booqo xafiiskayaga adoo booking samaysanaya.
📍 Shacab Mall, dabaqa labaad, office-215
Saacadaha shaqada:
Galin H**e: 9:30am - 6:00pm

Ma raadinaysay imbadan inad hesho fursad dalka dibadisa inad khibrad kaso korodhsato oo ku shaqayso siiba wadanka Ingiri...
25/06/2026

Ma raadinaysay imbadan inad hesho fursad dalka dibadisa inad khibrad kaso korodhsato oo ku shaqayso siiba wadanka Ingiriiska.
Hadaba Macmiil waxa hada inoo diyaara London work visas,Waqti aad u koobana kuuguso bixi doono ,

👉 tiro aad u kooban aya lo xaraynaya Ka faaidaysi wacan. Markan wa markagi ad rumayn layd riyadaada.🎉🎊

Faahfaahin dheeraada kala xidhiidh
Whatsapp: +252-638556610 ama booqo xafiiskayaga adoo booking samaysanaya.
📍 Shacab Mall, dabaqa labaad, office-215
Saacadaha shaqada:
Galin H**e: 9:30am - 6:00pm

✨Waxa aan hambalyo u dirayna dhamaan shacbi weynaha Jamhuuriyadda Somaliland, Xuska Sanad Guuradda 35aad ee munaasibadda...
17/05/2026

✨Waxa aan hambalyo u dirayna dhamaan shacbi weynaha Jamhuuriyadda Somaliland, Xuska Sanad Guuradda 35aad ee munaasibadda maalinta La soo noqoshada Madax-banaanidda Jamhuuriyadda Somaliland ee 18 ka May.

Happy 18th May “Aqoonsi iyo Adkayso “

عيد مبارك عليّنا و عليكم🎉 Waxaan hambalyo iyo bogaadin u diraynaa dhamman Ummada muslimiinta gaar ahaan macaamiishayada ...
19/03/2026

عيد مبارك عليّنا و عليكم🎉
Waxaan hambalyo iyo bogaadin u diraynaa dhamman Ummada muslimiinta gaar ahaan macaamiishayada qiimaha badan inad nabad qab ku ciidaan

Ilaahay ha inaga aqbalo soonka ,salaaddii, ducadii iyo camalkii wanaagsanaa Eid Mubarak 🎊🎉

Address

Hargeisa
00000

Alerts

Be the first to know and let us send you an email when Ihsan Travel Agency posts news and promotions. Your email address will not be used for any other purpose, and you can unsubscribe at any time.

Shortcuts

Share

Category