جمعية الأمون الخيرية

جمعية الأمون الخيرية My page

Dhamaan umada soomaaliyeed ee khayr ka  jecel waxaa si naxariisleh looga codsanayaaa in ay soo caawiyaan wiil kaas yar o...
20/06/2021

Dhamaan umada soomaaliyeed ee khayr ka jecel waxaa si naxariisleh looga codsanayaaa in ay soo caawiyaan wiil kaas yar oo magaalada hargeisa ku dhibaataysan
Zaad number ‭+252 636413024‬

Afuri qoys baahan oo aan afur haysan si Aad u hesho ajar kooda oo kale Zaad number0636413024
15/04/2021

Afuri qoys baahan oo aan afur haysan si Aad u hesho ajar kooda oo kale
Zaad number
0636413024

08/04/2021
Asc dhamaan cid kasta oo page kaan ku xihan waxaan ugu baaqaynaaa in ay Nagala qaybqaataan afurinta qoysas danyar ah wax...
08/04/2021

Asc dhamaan cid kasta oo page kaan ku xihan waxaan ugu baaqaynaaa in ay Nagala qaybqaataan afurinta qoysas danyar ah waxaan ugu talo galnay bishan in aan afurino 100 qoys hadaba kaga qayb qaado $1 Afurinta walaalaha baahan

0636413024

07/07/2020

وَجَاءُوا عَلَىٰ قَمِيصِهِ بِدَمٍ كَذِبٍ ۚ قَالَ بَلْ سَوَّلَتْ لَكُمْ أَنفُسُكُمْ أَمْرًا ۖ فَصَبْرٌ جَمِيلٌ ۖ وَاللَّهُ الْمُسْتَعَانُ عَلَىٰ مَا تَصِفُونَ

20/09/2016

سلام يا أهل الشرف

Puntland Iyo somaliland ayaa is dilay. Yaa dhintay. Soomaali. Jaamac dubad. Xasuuq baa ka dhacay Yaa dhintay Soomaali  k...
19/07/2016

Puntland Iyo somaliland ayaa is dilay. Yaa dhintay. Soomaali. Jaamac dubad. Xasuuq baa ka dhacay Yaa dhintay Soomaali kismaayo. Xasuuq baa ka dhacay Yaa la dilaya Soomaali. Doonbaa badu liqday. Yaa ku dhintay Soomaali Qarax baa muqdisho ka dhacay. Yaa ku dhintay Somaali. Ayaan daranaa oo caqli daranaa. Oo dhimasho jecelacaa. Oo qabyaalad jecelaa. Yaab anigu waan ka yaabay dadkan

02/07/2016

Ramadan Mubaarak,,,,,,,Ramadan way sii socotaa Waa hubaal way Soo noqonaysaa Lakin talaw anaku masoo noqonaynaa Mise tanaa inoogu danbaysa... Sidii roonba rabaa og

30/05/2016

Asc

Address

Hargeisa
22

Telephone

+252636413024

Website

Alerts

Be the first to know and let us send you an email when جمعية الأمون الخيرية posts news and promotions. Your email address will not be used for any other purpose, and you can unsubscribe at any time.

Share

Category