02/11/2026
Kalsoonida macaamiisheennu waa guushayada!
Waxaan halkan idiinku soo gudbinaynaa qaar ka mid ah dadkii ay shirkadda TogJano Hajj & Umrah u dirtay Cumrada, kuwaas oo hadda ku sugan Xaramka Barakaysan ee Makkah, kana warramaya adeegga wanaagsan, daryeelka iyo soo dhoweynta ay shirkaddu u fidisay intii uu safarkoodu socday.
Ku qanacsanaanta macaamiisheennu waa dhiirrigelinta nagu sii kordhisa inaan mar walba bixino adeeg tayo leh.
Togjano Hajj & Umrah – Kalsooni, Daryeel iyo Adeeg Hufan.