10/08/2026
OGAYSIS MUHIIM AH: IS-DIWAANGALINTA HAJJ KA 2027 / 1448 H
โShirkadda Xajjka iyo Cumrada ee AL-QASSWA Travel Agency waxay dhammaan macaamiisheeda sharafta leh ku wargalinaysaa in la bilaabay qabashada documents-ka ama dukumentiyada Hajj ka ee sanadka 2027 / 1448 H.
โ๐ Waxyaabaha Lagama Maarmaanka Ah (Requirements):
โPassport (Sawirka Baasaboorka)
โLaba sawir oo kur ah
โ๐ Isdiwaangalintu: Waxay ka socotaa Xafiiska Shirkadda (Fadlan h**e u gaadh).
โ๐ Wixii Faahfaahin Ah Kala Soo Xidhiidh:
โTel: 063-8405555 | 063-4144096