30/03/2026
Turkey Student Visa 🇹🇷 😊( )🎓
Waxa aanu bilownay qabashada Document-ka ardayda sannadkan raba in ay waxbarashada heerka koowaad 🎓( ) kusoo diyaariyaan wadanka Turkeyga.
Shuruudaha:
• Passport.
• 2 Sawir kur ah.
• Shahaadada Dugsiga sare iyo Transcript.
• Grade-ka shahaadada: A, B, C.
WhatsApp: 63 4506817
Contact: 0634506817//0634106247